{"id":44750,"date":"2018-03-08T20:46:47","date_gmt":"2018-03-08T17:46:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44750"},"modified":"2018-03-08T20:52:08","modified_gmt":"2018-03-08T17:52:08","slug":"ciidamo-gaaraya-illaa-2-500-askeri-oo-la-sheegey-in-loo-tababarayo-amniga-gobolka-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/ciidamo-gaaraya-illaa-2-500-askeri-oo-la-sheegey-in-loo-tababarayo-amniga-gobolka-shhoose\/","title":{"rendered":"Ciidamo Gaaraya Illaa 2.500 Askeri oo la Sheegey in Loo Tababarayo Amniga Gobolka Sh\/hoose."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/tababar-gobolka-sh-hose.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44751\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/tababar-gobolka-sh-hose.jpg\" alt=\"\" width=\"917\" height=\"516\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/tababar-gobolka-sh-hose.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/tababar-gobolka-sh-hose-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 917px) 100vw, 917px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo ay sii kordhayaan weerarrada Al-shabaab ay ka geysanayaan gobolka Shabeellaha Hoose, ayuu sheegay maamulka Koonfur Galbeed in Amniga gobolka loo tababarayo ciidamo gaaraya 2, 500 oo Askari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin (Gacma) ayaa sheegay in gobolka loo qorsheeyay ciidamo gaaraya 2,500 hadana uu socdo abaabul ku aadan qaabkii Ciidamadan loo dhisi lahaa oo qeybtood ay hadaba diyaar yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay ciidamadan degaanka ah marka la diyaariyo in ay la wareegi doonaan ammaanka goobaha ay qabsadaan ciidamada militari ah iyo kuwa Kummaandooska.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Nuuradiin ayaa sheegay marka Ciidamada uu tababarkooda dhamaado in la siin doono Hub iyo wixii agab ah oo ay u baahan yihiin, si ay Shabaab ula dagaalamaan, ugana saaraan degaanada iyo degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAl-shabaab mararka qaar weeraro wey sameeyaan balse inta badan waalaga saaray gobolka, Howlgalka sanadkan cusub bilowday wuxuu noqon doonaa midkii Shabaab looga sifeyn lahaa Gobolka, ayuu yiri afhayeenka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ururka Al-shabaab ayaa u muuqda kuwa kordhiyay weerarrada ay ka geysanayaan Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jimcihii ina dhaaftay Ismiidaamiye Al-shabaab ka tirsanaa oo kaxeynayay Gaari Qaraxyo ay saaran yihiin ayaa beegsaday xero Ciidanka Imaaraadka ay ku leeyihiin degmada Afgooye, halkaasi oo uu ka dhashay khasaare kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo ay sii kordhayaan weerarrada Al-shabaab ay ka geysanayaan gobolka Shabeellaha Hoose, ayuu sheegay maamulka Koonfur Galbeed in Amniga gobolka loo tababarayo ciidamo gaaraya 2, 500 oo Askari. Afhayeenka madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin (Gacma) ayaa sheegay in gobolka loo qorsheeyay ciidamo gaaraya 2,500 hadana uu socdo abaabul ku aadan qaabkii Ciidamadan loo dhisi lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44751,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44750","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44750"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44753,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44750\/revisions\/44753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}