{"id":44734,"date":"2018-03-08T00:49:57","date_gmt":"2018-03-07T21:49:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44734"},"modified":"2018-03-08T01:07:12","modified_gmt":"2018-03-07T22:07:12","slug":"dhalinyaro-hore-uga-tahriibtey-dalka-oo-laga-soo-daayey-xabsiyo-ku-yaal-dalka-liibiya-dalkana-dib-ugu-soo-laabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/dhalinyaro-hore-uga-tahriibtey-dalka-oo-laga-soo-daayey-xabsiyo-ku-yaal-dalka-liibiya-dalkana-dib-ugu-soo-laabtey\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro Hore uga Tahriibtey Dalka oo Laga Soo Daayey Xabsiyo ku yaal Dalka Liibiya Dalkana Dib ugu soo Laabtey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/dhalinyaro-tahriibtey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-44735\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/dhalinyaro-tahriibtey.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/dhalinyaro-tahriibtey.jpg 1280w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/dhalinyaro-tahriibtey-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/dhalinyaro-tahriibtey-768x576.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/dhalinyaro-tahriibtey-1024x768.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo dhaweeyay ilaa 13 dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo laga soo celiyay dalka Libya, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wariye Ilyas Axmed Guute oo tagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegay in dhalinyaradan oo gaarayay 13 dhamaantood ahaayeen rag laga soo dayay qaar ka mid ah xabsiyada ku yaala dalka Libya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowlada Soomaaliya ayaa balanqaday in iyada oo kaashaneysa Hay\u2019adda IOM ilaa meesha ugu danbeysa ka shaqeyn doonta sidii dhalinyarada Soomaaliyeed dib loogu soo celin lahaa dalkooda Hooyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhalinyaradan maanta dalka dib loogu soo celiyay sheegay in dhibaatooyin kala duwan ku muteen muddadii ay ku sugnaayeen dalkaasi Libya, iyaga oo uga mahad celiyay dowladda Soomaaliya dadaalka ay u gashay sidii dib loogu soo celin lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma\u2019aha maxaabiistii ugu horeysay ee laga soo celiyo dalkaasi Libya, sido Labo cisho ka hor ayeey aheyd markii dowladda federaalka dib dalka ugu soo celisay maxaabiis muddo ka badan 7 sano ku xirnaa dalka India.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo dhaweeyay ilaa 13 dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo laga soo celiyay dalka Libya, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka. Wariye Ilyas Axmed Guute oo tagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegay in dhalinyaradan oo gaarayay 13 dhamaantood ahaayeen rag laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44734","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44734"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44737,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44734\/revisions\/44737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}