{"id":44704,"date":"2018-03-06T21:37:52","date_gmt":"2018-03-06T18:37:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44704"},"modified":"2018-03-06T21:38:26","modified_gmt":"2018-03-06T18:38:26","slug":"isbitaal-lazaretti-oo-wasaarada-amniga-dawladda-federalku-hawlgal-nadaafadeed-ka-fulisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/isbitaal-lazaretti-oo-wasaarada-amniga-dawladda-federalku-hawlgal-nadaafadeed-ka-fulisey\/","title":{"rendered":"Isbitaal Lazaretti oo Wasaarada Amniga Dawladda Federalku Hawlgal Nadaafadeed ka Fulisey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hawlgal1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44709\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hawlgal1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1152\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hawlgal1.jpg 2048w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hawlgal1-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hawlgal1-768x432.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hawlgal1-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/a>La taliyaha Wasaaradda Amniga CabdiCasiis Xildhibaan ayaa warbaahinta u sheegay in todobaadii ugu danbeeyayba la waday howlo wax looga qabanayo Amniga guud ahaan marka la eego magaalada Muqdisho<\/p>\n<p align=\"justify\">Goobaha laga howlgalay ayaa waxaa ka mid ahaa Isbitaalkii Forlanini ama #LAZARETTI ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku jiraan bukaanno isugu jira dadka dhimirka la&#8217; iyo kuwa xanuuno kale qaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isbitaalkii Forlanini ama LAZARETTI ee wuxuu noqday gabaad ay ku dhuuntaan kooxaha ku howlan falalka amaan darro, gaar ahaan ka geysan jiray degmada #KAARAAN iyo C\/casiis kuwaas oo isticmaala mukhaadaraadka loo yaqaano Calaqa iyo Xashiishka.<\/p>\n<p align=\"justify\">CabdiCasiis Xildhibaan ayaa uga mahad celiyay maamulka gobolka Benaadir gacantii ay ka geysteen in 75% la jaro geedaha qariyay dhismihii Isbitaalkaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya Isbitaalka waxaa uu noqday goob ay ganacsato iyo mas&#8217;uuliyiin ka tirsan xukuumadihii soo maray Soomaaliya u isticmaalaan goobo lagu keydiyo Shidaalka oo hadda ay afarta dhinac ka yaallaan taas oo halis u keeni karta bukaannada ku jira istibaalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>La taliyaha Wasaaradda Amniga CabdiCasiis Xildhibaan ayaa warbaahinta u sheegay in todobaadii ugu danbeeyayba la waday howlo wax looga qabanayo Amniga guud ahaan marka la eego magaalada Muqdisho Goobaha laga howlgalay ayaa waxaa ka mid ahaa Isbitaalkii Forlanini ama #LAZARETTI ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku jiraan bukaanno isugu jira dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44704","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44704"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44710,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44704\/revisions\/44710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}