{"id":447,"date":"2011-05-06T12:52:34","date_gmt":"2011-05-06T12:52:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=447"},"modified":"2011-05-06T12:52:34","modified_gmt":"2011-05-06T12:52:34","slug":"ngo-ga-ccd-oo-ka-weecday-wadiiqadii-loo-dhisay-dhanka-jufo-jufana-u-jan-jeertay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/ngo-ga-ccd-oo-ka-weecday-wadiiqadii-loo-dhisay-dhanka-jufo-jufana-u-jan-jeertay\/","title":{"rendered":"NGO-ga CCD oo Ka Weecday Wadiiqadii Loo Dhisay Dhanka Jufo Jufana U Jan Jeertay"},"content":{"rendered":"<p>NGO-gaan oo Markii Hore Loo Dhisay qaab Beeleed isla Markaan ay Dhiseen Shaqsiyaad isku Heyb ah ayaa Waxa uu Ku Shaqeynayaa qaab Beelleedkii Lagu Gudbay<\/p>\n<p>CCD ayaa Waxa Uu Kala Weyneeyaa Dhinacyada Soomaaliya isku haya Duqeyda Dhaqanka, Ururada Dhallinyarada, haweenk, Culumada Iyo Bulshada Inteeda Kale<\/p>\n<p>Tusaale Ahaan waxa Uu taageeraa Madaxweyne Shariifka TFG-da Iyagoo Ka Soo Horjeeda Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif xasan Shiikh aadan<\/p>\n<p>Sidoo kale Marka La eego Kooxda Ahlu Sunna Oo gacanta Ku hayso Deegaano ka Tirsan dalka ayey Si daran Kaga Soo Horjeedan waxayan Kooxdaasi Bedelkeed Taageeraan C\/qaadir Soomow oo ah Shaqsi Kaligii ah<\/p>\n<p>Odayaasha Dhaqan Soomaaliyeed waxa ay ka taageeraan Kooxda Uu Hogaamiyo Muxudiin xasan Afrax iyagoo Xaqiro Kooxda Maxamed xasan xaad Iyo axmed Diiriye Cali Haba Sii hadal qaadin beelaha Qabaa&#8217;il Ahaan ka Fog Beesha Dhistay CCD<\/p>\n<p>Marka la hadlaya Dhanka culumada waxa ay Si Diiran U Soo Dhaweystaan Muuse Caga Weyne Kuwa kalena Maba Jiraan m,arka Laha Hadlaya Fikirka NGO-ga CCD<\/p>\n<p>Dad Badan oo aamin Sanaa in ay Si Wanaagsan ay U Shaqeyso NGO-ga CCD ayaa waxa ay ka amin baxeen Markii ay Arkeen In Barnaamijyadeeda lagu Casuumaya oo kaliya Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Beesha madaxweyne Shariif oo Dhab ahaan gacanta Ku Hayo maamulka NGO-ga CCD<\/p>\n<p>Fiiro gaar ah Dhamaan Shaqsiyaadka, Siyaasiyiinta Iyo Culmada ay Jeceshahay CCD Waa isku Jufo CCD Waxa dhaqaalaha Laga Siyaa Wadamada Sida Weyn U Necban Diinta fara Weyn ee Islaamka Sida Mareykanka Canada Iyo Denmark<\/p>\n<p>Haddaba NGO-ga CCD ayaa Noqday Mid aan Sumacad Sidaasi U Sii Balaaran aan Ku lahayn Bulshada Dhexdaada oo ah dadka Loo Adeegayo<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"><strong><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>NGO-gaan oo Markii Hore Loo Dhisay qaab Beeleed isla Markaan ay Dhiseen Shaqsiyaad isku Heyb ah ayaa Waxa uu Ku Shaqeynayaa qaab Beelleedkii Lagu Gudbay CCD ayaa Waxa Uu Kala Weyneeyaa Dhinacyada Soomaaliya isku haya Duqeyda Dhaqanka, Ururada Dhallinyarada, haweenk, Culumada Iyo Bulshada Inteeda Kale Tusaale Ahaan waxa Uu taageeraa Madaxweyne Shariifka TFG-da Iyagoo Ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-447","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447\/revisions\/456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}