{"id":4468,"date":"2011-11-26T15:41:47","date_gmt":"2011-11-26T15:41:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4468"},"modified":"2011-11-26T15:41:47","modified_gmt":"2011-11-26T15:41:47","slug":"dawlada-ethpai-oo-sheegatay-inay-ciidamo-badan-u-soo-dirayso-somaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/dawlada-ethpai-oo-sheegatay-inay-ciidamo-badan-u-soo-dirayso-somaaliya\/","title":{"rendered":"Dawlada Ethpai oo sheegatay inay ciidamo badan u soo dirayso somaaliya"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/etoobiya2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4473\" title=\"etoobiya\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/etoobiya2.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"181\" \/><\/a><\/p>\n<p>wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com<\/p>\n<p>Dawlada wadanka Ethiopia ayaa maanta oo sabti ah waxa ay shaacisay inay aqbashay codsigii ay shalay soo jeediyeen wadamada IGED ayna ciidamo badan u soo dirayso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Addis baba:-Dawlada wadanka Ethiopia ayaa maanta oo sabti ah waxa ay shaacisay inay aqbashay codsigii ay shalay soo jeediyeen wadamada IGED ayna ciidamo badan u soo dirayso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Afhayeenkan u hadlay Ethiopia in ciidamada ka soicda wadankiisa ay ka mid noqonayaan hawlagalada ciidamada Midawga Africa ay ka wadaan Soomaaliya, waxaana uu carabaabay in Ethiopia ay xilligan khatar amni xumo ka muujinayso Soomaaliya taasi oo gaari karta wadamada dariska la ah Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka oo dhan.<\/p>\n<p>Shimelis Kamel ayaa sheegay in hawlgalkan uu noqon doono mid lagu guulaysto oo la gaaro hadafkiisa oo ah in la baabi\u2019iyo Xarakada Al shabaab oo uu ku sheegay inay halis ku yihiin Africa oo dhan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com Dawlada wadanka Ethiopia ayaa maanta oo sabti ah waxa ay shaacisay inay aqbashay codsigii ay shalay soo jeediyeen wadamada IGED ayna ciidamo badan u soo dirayso Soomaaliya. Addis baba:-Dawlada wadanka Ethiopia ayaa maanta oo sabti ah waxa ay shaacisay inay aqbashay codsigii ay shalay soo jeediyeen wadamada IGED ayna ciidamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4468","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4475,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4468\/revisions\/4475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}