{"id":44618,"date":"2018-03-03T01:31:54","date_gmt":"2018-03-02T22:31:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44618"},"modified":"2018-03-03T01:41:30","modified_gmt":"2018-03-02T22:41:30","slug":"heshiiskii-ay-galeen-imaaraadka-carabtaitoobiya-iyo-somaliland-oo-xukuumadda-federalka-soomaaliya-ka-hor-timid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/heshiiskii-ay-galeen-imaaraadka-carabtaitoobiya-iyo-somaliland-oo-xukuumadda-federalka-soomaaliya-ka-hor-timid\/","title":{"rendered":"Heshiiskii ay Wada Galeen Imaaraadka Carabta,Itoobiya iyo Somaliland oo Xukuumadda Federalka Soomaaliya ka Hor timid."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/rw-khayre-imaaraad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44619\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/rw-khayre-imaaraad.jpg\" alt=\"\" width=\"904\" height=\"602\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/rw-khayre-imaaraad.jpg 631w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/rw-khayre-imaaraad-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 904px) 100vw, 904px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shir jaraa\u2019id oo uu goor dhow qabtay waxaa uu ka hadlay heshiiskii Dekeda Berbera ee ay saamiga ku kala saxiixdeen Shirkadda DP World, Somaliland iyo dowladda Itoobiya, iyadoo heshiiskan la saxiixay xilli ra\u2019iisul wasaraaha ku sugnaa Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in heshiiskaas aanay qeyb ka aheyn, lugna ku laheyn, isagoo xusay in mowqifka dowladda uu yahay midka ay soo saartay Wasaaradda dekeddaha iyo Gaadiidka Badda ee ay heshiiskaas ku tilmaamay inuu ahaa mid sharci darro ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMowqifka dowladda Soomaaliyeed waa midka ku cad, midka ay soo saartay wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, heshiis walba la galayo oo masiiri ah, deked ha ahaato ama kheyraad dalka meel walba oo ay tahay waxaa u igman kaliya dowladda federaalka, ansixintiisa waxaa leh Baarlamaanka, waxaa mar labaad hoosta ka xariiqayaa in shirkad walba oo dunida ah oo raba in dalkeena maalgashadaan waa soo dhoweyneynaa, laakiin waa inay soo maraan daqriiqa dhabta hey\u2019adaha dastuuriga\u201dayuu yiri ra\u2019iisul Wasaaraha oo si geesinimo leh uga hadlay go\u2019aanka dowladda ee ku aadan heshiiska dekedda Berbera.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in shirkad walba oo aan soo marin dariiqa sharciga ee ku soo xadgudba dalka ay la tiigsanayaan sharciga, isla markaana aanay marnaba aqbali doonin.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44529\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shir jaraa\u2019id oo uu goor dhow qabtay waxaa uu ka hadlay heshiiskii Dekeda Berbera ee ay saamiga ku kala saxiixdeen Shirkadda DP World, Somaliland iyo dowladda Itoobiya, iyadoo heshiiskan la saxiixay xilli ra\u2019iisul wasaraaha ku sugnaa Imaaraadka Carabta. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in heshiiskaas aanay qeyb ka aheyn, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44619,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44618"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44622,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44618\/revisions\/44622"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}