{"id":44576,"date":"2018-03-02T04:32:43","date_gmt":"2018-03-02T01:32:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44576"},"modified":"2018-03-02T04:36:29","modified_gmt":"2018-03-02T01:36:29","slug":"ololle-nadaafadeed-oo-maamulka-gobolka-banaadir-ku-dhawaaqey-bishiiba-hal-mar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/ololle-nadaafadeed-oo-maamulka-gobolka-banaadir-ku-dhawaaqey-bishiiba-hal-mar\/","title":{"rendered":"Ololle Nadaafadeed oo Maamulka Gobolka Banaadir Ku Dhawaaqey Bishiiba Hal mar."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/nadaafad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44577\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/nadaafad.jpg\" alt=\"\" width=\"922\" height=\"614\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/nadaafad.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/nadaafad-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 922px) 100vw, 922px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Caasimadda Cabdirixmaan Cumar Cusmaan Yarisoow ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed ee ugu ballaarnaa laga sameyn doono magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa sheegay in Todobaadka Nadaafadda oo bilaabanaya maanta oo Khamiista ah ee ay ka qeyb qaadanayaan dhammaan hay\u2019adaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyadoona Olahala Todobadkan xoogga lagu saari doono soo celinta bilicda degmooyinka, Warta Nabadda, Boondheere Shibis iyo Shangaani.<\/p>\n<p align=\"justify\">Duqa Muqdisho oo guddoominayey kulanka todobaadlaha ah ee guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo maamulka Gobolka Benaadir ayaa ugu baaqay dhallinyarada, haweenka, shaqaalaha dawladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshda gobolka in ay si baaxad leh uga qeyb qaataan olalahan, maadama uu raad wanaagsan ku yelanayo fayo dhowrka deegaanka<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, guddoomiyaha ayaa warbixinno ku saabsan Maamulka iyo Maaliyadda, Bilicda, Dakhliga, Amniga iyo Siyaasadda ka dhageystay guddoomiyeyaasha degmooyinka, Ku xigeennada Goddoomiyaha ee Arrimaha, Maamulka iyo Maaliyadda \u00a0Xuseen Maxamed Nuur, Amniga iyo Siyaasadda Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax), Arrimaha Bulshada Marwo Basma Caamir Axmed iyo Xog-hayaha Guud ee Gobolka \u00a0Cumar Cabdirisaaq Xusseen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka heer gobol iyo heer degmo ayaa si gaar ah uga wada hadlay ilaalinta amniga iyo xoojinta kaalinta ay ku leeyihiin bulshadu, si looga hortago falalka ay argagixisau u malageeyan shacabka gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44529\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44530\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44531\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Caasimadda Cabdirixmaan Cumar Cusmaan Yarisoow ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed ee ugu ballaarnaa laga sameyn doono magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Todobaadka Nadaafadda oo bilaabanaya maanta oo Khamiista ah ee ay ka qeyb qaadanayaan dhammaan hay\u2019adaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyadoona Olahala Todobadkan xoogga lagu saari doono soo celinta bilicda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44577,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44576"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44579,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44576\/revisions\/44579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}