{"id":4457,"date":"2011-11-26T15:30:37","date_gmt":"2011-11-26T15:30:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4457"},"modified":"2011-11-27T16:51:50","modified_gmt":"2011-11-27T16:51:50","slug":"shirka-wada-tashiga-soomaaliya-oo-manta-ka-furmay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/shirka-wada-tashiga-soomaaliya-oo-manta-ka-furmay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shirka wada tashiga soomaaliya oo manta  ka furmay magaalada muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/shirka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4463\" title=\"shirka\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/shirka.jpg\" alt=\"\" width=\"197\" height=\"131\" \/><\/a><\/p>\n<p>wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com<strong> <\/strong><\/p>\n<p>Shirkani oo ay soo qaban qaabisay Xafiiska siyaasada \u00a0Q.M ee Soomaaliya UNPOS laguna qabanayo Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka qeybgalaya Mas\u2019uuliyiin ka kala Socota dowladda KMG ah ee Soomaaliya Maamul goboleedyada Puntland iyo galmudug\u00a0 iyo Culumaa\u2019udiinka Ahlu suna waljamaaca iyadoona Maantana dadkii lagu casuumay ay kamid ahaayeen bulshada rayidka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qodobadda ugu muhiimsan ee shirkan looga hadlayo ayaa waxa kamid ah Shirkii dhawaan lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee wadatashiga ahaa iyo sidii uu hirgalay,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ambassdor Augestine mahiga Q.M arimaha soomaaliya u qaabilsan ayaa uu Sheegay in ugu horayn loo baahan yahay \u00a0in inta kasoo qeybgashay shirka ay iyaga ka shaqeeyaan nabada iyo horumarka si Soomaalida ay uga Baxdo dhibaatooyinka waqtigan haysta<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa uuna sidoo kale soo hadal qaaday sida looga baahan yahay qeybaha bulshada in ay ka qeybqaataan diyaarinta dastuur cusub oo uu\u00a0 dalka yeesho waxa uuna Tilmaamay in looga hadli Shirka wadatashiga ee wajiga labaad ka dhaci doona Garoowe isagoona xusay in dastuurka looga baahan yahay in ay fikradahooda ka dhiibtaan dowladda KMG Maamulada Puntland Galmudug iyo Alusuna waljameeca<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com Shirkani oo ay soo qaban qaabisay Xafiiska siyaasada \u00a0Q.M ee Soomaaliya UNPOS laguna qabanayo Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka qeybgalaya Mas\u2019uuliyiin ka kala Socota dowladda KMG ah ee Soomaaliya Maamul goboleedyada Puntland iyo galmudug\u00a0 iyo Culumaa\u2019udiinka Ahlu suna waljamaaca iyadoona Maantana dadkii lagu casuumay ay kamid ahaayeen bulshada rayidka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4457","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4457","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4457"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4471,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4457\/revisions\/4471"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}