{"id":4456,"date":"2011-11-26T15:26:06","date_gmt":"2011-11-26T15:26:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4456"},"modified":"2011-11-27T16:36:09","modified_gmt":"2011-11-27T16:36:09","slug":"wafti-kasosda-dawlada-turkiga-oo-sogaray-magaalada-muqdisho-iyo-kulamo-ay-la-qaaadanayaan-madaxda-dawlada-kmg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/wafti-kasosda-dawlada-turkiga-oo-sogaray-magaalada-muqdisho-iyo-kulamo-ay-la-qaaadanayaan-madaxda-dawlada-kmg\/","title":{"rendered":"Wafti kasosda dawlada turkiga oo sogaray magaalada muqdisho iyo kulamo ay la qaaadanayaan madaxda dawlada kmg"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/wafdi2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4459\" title=\"wafdi\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/wafdi2.jpg\" alt=\"\" width=\"147\" height=\"98\" \/><\/a><\/p>\n<p>wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa saakay waxaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka Caalamiga ah ee Aden Adde oo uu halkaas ku soo dhoweeyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali, golaha wasiirada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Soo dhoweynta ka dib Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka Turkiga waxuu dhagax dhigay garoonka diyaaradaha ee Caalamiga ah ee Aden Adde, oo Turkigu uu ka bilaabo doono hirgalinta mashaariicda ay ka mid yihiin Tower cusub oo ku qalabeysan qalab casri ah, terminal cusub, iyo gidaarka amniga ee Garoonka iwm<\/p>\n<p>Wafti uu hoggaaminaayo Raysal wasaare kuxigeenka Dawladda Turkiga Ali Babacan ayaa waxay soo kormeereen xeryaha barakacayaasha Muqdisho ee Badbaado iyo Rajo.<\/p>\n<p>waxey kaloo tageen xarunta Hay\u2019ada TIKA ay ku leedahay Muqdisho, ka dibna waxey wafdiga la qaateen kulan dheer Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo golahiisa wasiirada, kulankan oo ka dhacay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo furay shirkan labo geesoodka ah ayaa u mahadceliyey Dowladda Turkiga oo uu sheegay in shacabka u soo gurmatay waqti xasaasi ah oo abaaro ba\u2019an ay dalka ka jireen. Imaatinkii Ra\u2019iisul Wasaaraha Turkigana waxuu indhaha u furay caalamka intiisa kale oo ka sii jeeday arrimaha Somalia.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa waxa uu sheegay kadib markii u kulan labo geesood ah uu la qaatay Mas\u2019uuliyiinta ka socota Turkiga in uu u mahad celinayo \u00a0Dowladda Turkiga oo uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay u soo gurmatay waqti xasaasi ah oo abaaro ba\u2019an ay dalka ka jiraan, isagoo tilmaamay in imaatinkii Ra\u2019iisul Wasaaraha Turkigana uu indhaha u furay \u00a0caalamka intiisa kale oo uu sheegay in uu ka sii jeeday arrimaha Somalia.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga Bekir Bozdag oo dhankiisa hadlay ayaa sheegay in Dowladda iyo shacabka Turkigaba ay ka go\u2019antahay gacansiinta Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed una yimid magaalada Muqdisho inuu kormeer ku sameeyo mashaariicda laga fulinayo Muqdisho, waxuuna uu xusay in garoonka diyaaradaha ay ka fulin doonaan Tower cusub iyo howle kale oo wax kusoo kordhin kara garoonka<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku wareejiyey Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka Turkiga mashaariic hor leh oo ay Dowladda Soomaaliya u aragto kuwo muhiim ah sida hay\u2019adaha kaabayaasha dhaqaalaha, dib-u-heshiisiinta, Dastuur sameynta iyo howlo kale oo muhiim u ah Shacabka Soomaaliyeed, waxaana uu sheegay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya in loo baahanyahay in mashaariicda horumarineed la wada gaarsiiyo dhammaan dalka oo dhan si ay uga qeybqaataan soo celitna amniga iyo wada noolaashaha shacabka soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>Aqriso magacyada iyo xilalka wafidaga kasocday turkiga ee sooo gaaray magaalada muqdishi<\/strong><\/p>\n<p>Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozdag ayaa maanta soo gaaray Muqdisho. Wafdigan heerka sare ah waxaa ka mid ah Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Dr Kani Torun, Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka ee Caafimaadka, Cevdet Erdol, Xubno baarlamaanka Turkiga ah sida Sayn Huseyin Tanriverdi, Sayn Selcuk Ozdag, Muzaffer Yurttas, Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Turkiga Sayn Prof Dr. Nihat Tosun, Guddoomiyaha Hay\u2019ada Horumarinta caalmiga ee TIKA, Sayn Dr Serdar Cam, Guddoomiyaha Hay\u2019ada kale ee TOKI, la taliyeyaal, agaasime kuxigeenada wasaaradaha Turkiga, saraakiil ka socotay dowladda hoose ee Istanbul, khubaro iyo ganasatayaal Turki ah. Sidoo kale wafdiga waxaa la socday Safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga Nur Sheikh Hamud.<span id=\"mce_marker\"> <\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt; text-align: center;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com<\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><span style=\"font-size: 14pt;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wafdigan ayaa saakay waxaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka Caalamiga ah ee Aden Adde oo uu halkaas ku soo dhoweeyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali, golaha wasiirada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo mas\u2019uuliyiin kale. <\/span><\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-size: 14pt;\">Soo dhoweynta ka dib Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka Turkiga waxuu dhagax dhigay garoonka diyaaradaha ee Caalamiga ah ee Aden Adde, oo Turkigu uu ka bilaabo doono hirgalinta mashaariicda ay ka mid <\/span><span style=\"font-size: 14pt;\">yihiin<\/span><span style=\"font-size: 14pt;\"> <\/span><span style=\"font-size: 14pt;\">Tower<\/span><span style=\"font-size: 14pt;\"> cusub oo ku qalabeysan qalab casri ah, terminal cusub, iyo gidaarka amniga ee Garoonka iwm<\/span><\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wafti uu hoggaaminaayo Raysal wasaare kuxigeenka Dawladda Turkiga Ali Babacan ayaa waxay soo kormeereen xeryaha barakacayaasha Muqdisho ee Badbaado iyo Rajo.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">waxey kaloo tageen xarunta Hay\u2019ada TIKA ay ku leedahay Muqdisho, ka dibna waxey wafdiga la qaateen kulan dheer Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo golahiisa wasiirada, kulankan oo ka dhacay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo furay shirkan labo geesoodka ah ayaa u mahadceliyey Dowladda Turkiga oo uu sheegay in shacabka u soo gurmatay waqti xasaasi ah oo abaaro ba\u2019an ay dalka ka jireen. Imaatinkii Ra\u2019iisul Wasaaraha Turkigana waxuu indhaha u furay caalamka intiisa kale oo ka sii jeeday arrimaha Somalia. <\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt; text-align: justify; mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto;\"><span style=\"font-family: Serif;\"><span style=\"font-size: small;\"> <\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt; text-align: justify; mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto;\"><span style=\"font-family: Serif;\"><span style=\"font-size: small;\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa waxa uu sheegay kadib markii u kulan labo geesood ah uu la qaatay Mas\u2019uuliyiinta ka socota Turkiga in uu u mahad celinayo \u00a0Dowladda Turkiga oo uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay u soo gurmatay waqti xasaasi ah oo abaaro ba\u2019an ay dalka ka jiraan, isagoo tilmaamay in imaatinkii Ra\u2019iisul Wasaaraha Turkigana uu indhaha u furay \u00a0caalamka intiisa kale oo uu sheegay in uu ka sii jeeday arrimaha Somalia. <\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt; text-align: justify; mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto;\"><span style=\"font-family: Serif;\"><span style=\"font-size: small;\"> <\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt; text-align: justify; mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto;\"><span style=\"font-family: Serif;\"><span style=\"font-size: small;\">Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga Bekir Bozdag oo dhankiisa hadlay ayaa sheegay in Dowladda iyo shacabka Turkigaba ay ka go\u2019antahay gacansiinta Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed una yimid magaalada Muqdisho inuu kormeer ku sameeyo mashaariicda laga fulinayo Muqdisho, waxuuna uu xusay in garoonka diyaaradaha ay ka fulin doonaan Tower cusub iyo howle kale oo wax kusoo kordhin kara garoonka<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt; text-align: justify; mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto;\"><span style=\"font-family: Serif;\"><span style=\"font-size: small;\">Ugu dambeyntii Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku wareejiyey Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka Turkiga mashaariic hor leh oo ay Dowladda Soomaaliya u aragto kuwo muhiim ah sida hay\u2019adaha kaabayaasha dhaqaalaha, dib-u-heshiisiinta, Dastuur sameynta iyo howlo kale oo muhiim u ah Shacabka Soomaaliyeed, waxaana uu sheegay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya in loo baahanyahay in mashaariicda horumarineed la wada gaarsiiyo dhammaan dalka oo dhan si ay uga qeybqaataan soo celitna amniga iyo wada noolaashaha shacabka soomaaliyeed. <\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: 16pt;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Aqriso magacyada iyo xilalka wafidaga kasocday turkiga ee sooo gaaray magaalada muqdishi<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><span style=\"font-size: 14pt;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 12pt; font-family: &quot;Times New Roman&quot;; mso-fareast-font-family: 'Times New Roman'; mso-ansi-language: EN-US; mso-fareast-language: EN-US; mso-bidi-language: AR-SA;\">Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozdag ayaa maanta soo gaaray Muqdisho. Wafdigan heerka sare ah waxaa ka mid ah Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Dr Kani Torun, Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka ee Caafimaadka, Cevdet Erdol, Xubno baarlamaanka Turkiga ah sida Sayn Huseyin Tanriverdi, Sayn Selcuk Ozdag, Muzaffer Yurttas, Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Turkiga Sayn Prof Dr. Nihat Tosun, Guddoomiyaha Hay\u2019ada Horumarinta caalmiga ee TIKA, Sayn Dr Serdar Cam, Guddoomiyaha Hay\u2019ada kale ee TOKI, la taliyeyaal, agaasime kuxigeenada wasaaradaha Turkiga, saraakiil ka socotay dowladda hoose ee Istanbul, khubaro iyo ganasatayaal Turki ah. Sidoo kale wafdiga waxaa la socday Safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga Nur Sheikh Hamud.<\/span><\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com Wafdigan ayaa saakay waxaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka Caalamiga ah ee Aden Adde oo uu halkaas ku soo dhoweeyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali, golaha wasiirada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo mas\u2019uuliyiin kale. Soo dhoweynta ka dib Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka Turkiga waxuu dhagax dhigay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4456","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4456","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4456"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4456\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4465,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4456\/revisions\/4465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}