{"id":44556,"date":"2018-03-01T00:08:08","date_gmt":"2018-02-28T21:08:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44556"},"modified":"2018-03-01T00:09:32","modified_gmt":"2018-02-28T21:09:32","slug":"madaxweynaha-dalka-mareykanka-trump-oo-ku-dhawaaqey-ololihiisa-doorashada-2020ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/madaxweynaha-dalka-mareykanka-trump-oo-ku-dhawaaqey-ololihiisa-doorashada-2020ka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Mareykanka Trump oo Ku Dhawaaqey Ololihiisa Doorashada 2020ka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/trump-gacantaag.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44557\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/trump-gacantaag.jpg\" alt=\"\" width=\"998\" height=\"561\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/trump-gacantaag.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/trump-gacantaag-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 998px) 100vw, 998px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayay u egtahay in uu durba bilaabay ololihiisa doorashada sanadka 2020-ka, wuxuuna magacaabay agaasimaha doorashadaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa xilkan agaasimaha ololaha doorashada Trump 2020-ka loo magacaabay Brad Parscale oo horey uga tirsanaa shirkadda Trump, hawlo badane ka qabtay ololihii 2016-kii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa la sheegay in Trump uu yahay madaxweynihii ugu horeeyay ee xilka haya oo 3 sano ka hor muddo xileedkiisa ay ka dhimantahay ku dhawaaqay in uu yahay musharax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wiilka uu dhalay madaxweynaha Eric Trump ayaa sheegay in Brad uu yahay qof ku habboon xilka loo magacaabay, wuxuuna sheegay in uu heysto kalsoonida qoyska reer Trump oo dhan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida ay kusoo waramayso wariyaha BBC-da Tara McKelyey, Brad waa nin jecel faanka, iyo in isaga la hadal hayo, haddane ay u muuqato in uu qabtay xilkii usoo jiidi lahaa dareenka dadweynaha iyo kan warbaahintaba, waxaana la dhawri doonaa talaabooyinka uu qaadi doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxyaabaha yar ee laga ogyahay ninkan ayaa waxaa ka mid ah in sanadkii hore uu ka mid ahaa dad ay su\u2019aalo weeydiiyeen xildhibaanada Aqalka Congress-ka arrimo la xiriira fadeexada Ruushka ee farogalinta doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ololihii sanadkii 2016-kii, waxa uu ka mid ahaa dadkii maamulayay baraha bulshada, wuxuuna barnaamijka 60 minutes ee ka baxa taleefishinka CBS u sheegay in uu maalin kasta samayn jiray illaa 60,000 xayaysiimo ah oo xagga Facebook ah si war loo gaarsiiyo taageerayaasha Trump.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkadda uu leeyahay ee Giles-Parscale ayaa la sheegay in ay Trump u qortay qaansheeg dhan $94 milyan oo doolar oo ay ugu qabatay adeeg xagga baraha bulshada ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44529\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44530\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44531\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayay u egtahay in uu durba bilaabay ololihiisa doorashada sanadka 2020-ka, wuxuuna magacaabay agaasimaha doorashadaas. Waxaa xilkan agaasimaha ololaha doorashada Trump 2020-ka loo magacaabay Brad Parscale oo horey uga tirsanaa shirkadda Trump, hawlo badane ka qabtay ololihii 2016-kii. Waxaa la sheegay in Trump uu yahay madaxweynihii ugu horeeyay ee xilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44556"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44559,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44556\/revisions\/44559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}