{"id":44518,"date":"2018-02-26T21:17:38","date_gmt":"2018-02-26T18:17:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44518"},"modified":"2018-02-26T21:34:43","modified_gmt":"2018-02-26T18:34:43","slug":"dhalinyarada-isu-soo-dhiibta-xukuumadda-kenya-oo-la-beeniyey-in-la-ciqaabo-marka-ay-isasoo-dhiibaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/dhalinyarada-isu-soo-dhiibta-xukuumadda-kenya-oo-la-beeniyey-in-la-ciqaabo-marka-ay-isasoo-dhiibaan\/","title":{"rendered":"Dhalinyarada Isu Soo Dhiibta Xukuumadda Kenya oo La Beeniyey in La Ciqaabo Marka ay Isasoo Dhiibaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/kenya-mombasa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/kenya-mombasa.jpg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"644\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/kenya-mombasa.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/kenya-mombasa-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan jirin wararka ay sheegaya sheegay in xarig iyo jirdil kula kacaan dhalinyarada ka soo baxsanaysa dhaq dhaqaaqa Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arintan ayaa soo ifbaxday kaddib markii ay dhalinyarada Kenya ee dega magaalooyinka xeebta dhaca ay bilaabeen in ay ka baxsadaan howlgalladda ciidamada Kenya oo la sheegay in lagu haayo dhibaateyn iyo dil sharciga ka baxsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha magaalada Mombasa Evans Achoki ayaa tilmaamay in dhalinyarada ka soo laabanaysa Al-shabaab ay gacan furan ku soo dhawenayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Ma dhibibaateyn doono,xukuumaddana waxa ay diyaar u tahay soo dhaweyntooda iyo in ay dhageysato Baahiyaha ay qabaan waxaan damanad qaadi doonaan amaankoodi mar haddii ay Dowladda isku soo dhibeen ayuu yiri Evans Achoki gudoomiyaha magaalada Mombasa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha Machadka baaritaanada ee Haki Africa Yuusuf Abubakar ayaa shaaca ka qaaday in awood ka baxsan mida sharciga oo loo adeegsado dhalinyarada ka imaanaysa dhinaca Al-shabaab ay ku qasbi doonto dhalinyarada inay xagjiriin noqdaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu intaa ku darray in wadamada Syria,Iraq,Britten iyo Spain ay wajahayaan argagexiso balse aysan ku xadgudbin arimaha xaquuqda aadamaha waxana ay ku guuleysteen dagaalka argagexisada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Booliska Kenya ayaa howlgalo balaaran ka sameenaya meelaha lagu tuhmayo inay dhalinyarada taagersan Al-shabab ay kasoo weerar tagaan,hay\u2019adaha xaquuqda aadamaha ayaa ku eedeyay Kenya in ay si bareer ah u daldalayso dadka abriyada ah iyadoo saraakisha Kenyaanka ay arimahaasi beeniyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan jirin wararka ay sheegaya sheegay in xarig iyo jirdil kula kacaan dhalinyarada ka soo baxsanaysa dhaq dhaqaaqa Al-shabaab. Arintan ayaa soo ifbaxday kaddib markii ay dhalinyarada Kenya ee dega magaalooyinka xeebta dhaca ay bilaabeen in ay ka baxsadaan howlgalladda ciidamada Kenya oo la sheegay in lagu haayo dhibaateyn iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44519,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44518"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44522,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44518\/revisions\/44522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}