{"id":44509,"date":"2018-02-26T19:21:19","date_gmt":"2018-02-26T16:21:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44509"},"modified":"2018-02-26T19:29:18","modified_gmt":"2018-02-26T16:29:18","slug":"amniga-magaalada-muqdisho-oo-maamulka-gobolka-banaadir-sheegey-in-uu-mudnaanta-koowaad-siinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/amniga-magaalada-muqdisho-oo-maamulka-gobolka-banaadir-sheegey-in-uu-mudnaanta-koowaad-siinayo\/","title":{"rendered":"Amniga Magaalada Muqdisho oo Maamulka Gobolka Banaadir Sheegey In uu Mudnaanta Koowaad Siinayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ing-yariisaw-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ing-yariisaw-1.jpg\" alt=\"\" width=\"833\" height=\"681\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ing-yariisaw-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ing-yariisaw-1-300x245.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ing-yariisaw-1-220x180.jpg 220w\" sizes=\"auto, (max-width: 833px) 100vw, 833px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu diyaariyay ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, si looga hortago Arbushaad dhacda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa sheegay in ay mudnaanta koowaad siinayaan arrimaha amniga, waliba si ka duwan sidii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in ay wadaan Daraasad ah Darseynta oo ah degmooyinka ugu dhibka badan, casharada laga baran karo dhibaatooyinkii dhacay iyo sidii shacabka loogu dhiiragalin lahaa in ay ka shaqeeyaan ammaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Eng. Yariisoow ayaa sheegay in ay diyaariyeen Ciidamo isku dhaf ah oo gaaraya 2,200, kuwaasi oo dardar gelinaya Barnaamijka xasilinta oo sanadkii hore si xowli ah ku socday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu kaloo sheegay marka loo fiiriyo Dowlad Goboleedyada keliya in ay yihiin maamulka degmooyinkiisa dhammaan gacanta ku haya oo aysan ka baqeyn in Shabaab ay soo weeraraan magaalada, balse keliya ay walaac ka muujinayaan in si qaldan shacabka dhexdooda ay uga geystaan qaraxyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAnnaga qorshaha waxaa inoogu jira in dadka ay ka tashadaan aayahooda, in maqaamka magaalada la dhameystiro, waxaan rabaa shacabka in ay helaan xuquuqda ay leeyihiin, waxaan ka shaqeyneynaa sidii wada shaqeyn ay u yeelan lahaayeen Guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo laamaha ammaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Eng. Yariisoow ayaa su\u2019aal ka keenay sababta Shabaab ay Hargeysa iyo Garoowe uga fulin la\u2019 yihiin Qaraxyo, keliya ay u beegsanayaan magaalada Muqdisho, wuxuuna tilmaamay taasi in loo baahan yahay in ay ogaadaan shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shalay kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabad sugidda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay xarunta Gaadiidka oo ku taalla degmada C\/casiis, waxaana kulanka looga hadlay ammaanka Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2o11@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu diyaariyay ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, si looga hortago Arbushaad dhacda. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa sheegay in ay mudnaanta koowaad siinayaan arrimaha amniga, waliba si ka duwan sidii hore. Wuxuu sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44510,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44509","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44509"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44512,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44509\/revisions\/44512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}