{"id":44497,"date":"2018-02-26T18:08:26","date_gmt":"2018-02-26T15:08:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44497"},"modified":"2018-02-26T18:10:29","modified_gmt":"2018-02-26T15:10:29","slug":"qaramada-midoobey-oo-sheegtey-in-ay-sii-wadeyso-taageerada-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/qaramada-midoobey-oo-sheegtey-in-ay-sii-wadeyso-taageerada-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobey oo Sheegtey in ay Sii Wadeyso Taageerada Dalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/q-m-taagero-somalia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44498\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/q-m-taagero-somalia.jpg\" alt=\"\" width=\"817\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/q-m-taagero-somalia.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/q-m-taagero-somalia-300x182.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 817px) 100vw, 817px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay wadi doonto taageerada dhinaccyada sahayda iyo lacagaha isugu jirta ee ay siiso Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya qeybahooda kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Antonio Guterres Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Hay\u2019adda ay ka go\u2019an tahay taageerada Soomaaliya, si wax badan looga qabto la dagaallanka argagixisanimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">War saxaafadeed ka soo baxay Mr. Gutters ayuu ku ammaanay ciidamada ammaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwii ka jawaabay weerarkii xoogag ka tirsanaa ururka Al-shabaab 23-kii bishan ay ku qaaadeen meel waxyar u jirta madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa inaga go\u2019an kordhinta taageerada buuxda ee ciidamada Soomaaliya, waxa ay ku jiraan Hardan adag oo ay kaga horjeedaan Argagixisada, oo dantooda ay tahay in ay daadiyaan dhiiga shacabka.\u201d Ayuu yiri Antonio.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxda Qaranka Soomaaliya ayuu sheegay mar walba ay ku fakarayaan oo ay ku dadaalayaan sidii ay uga guuleysan lahaayeen dagaalka ay kula jiraan ururka Al-shabaab, si loo helo nabad iyo xasilooni.<\/p>\n<p align=\"justify\">Rag ka tirsanaa Shabaab ayaa weerar Rasaas ku bilowday oo watay laba qarax waxaa ay la beegsadeen meel ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya iyo Hotelka Dorbin oo ku yaalla Agagaarka Isgoyska Jubba, waxayna qaraxyadaasi dileen dad ka badan 20 qof oo isugu jira Rayid iyo Askar.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay wadi doonto taageerada dhinaccyada sahayda iyo lacagaha isugu jirta ee ay siiso Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya qeybahooda kala duwan. Antonio Guterres Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Hay\u2019adda ay ka go\u2019an tahay taageerada Soomaaliya, si wax badan looga qabto la dagaallanka argagixisanimada. War saxaafadeed ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44497","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44497"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44500,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44497\/revisions\/44500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}