{"id":44489,"date":"2018-02-26T02:02:56","date_gmt":"2018-02-25T23:02:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44489"},"modified":"2018-02-26T02:04:07","modified_gmt":"2018-02-25T23:04:07","slug":"somaliland-oo-gabadhi-diidey-ama-qawadey-xil-uu-u-magacaabey-mweyne-muuse-biixi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/somaliland-oo-gabadhi-diidey-ama-qawadey-xil-uu-u-magacaabey-mweyne-muuse-biixi\/","title":{"rendered":"Somaliland oo Gabadhi Diidey Ama Qawadey Xil uu u Magacaabey M\/weyne Muuse Biixi."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/khadra-gaydh.htm\">khadra gaydh<\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/muuse-biixi-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44491\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/muuse-biixi-1.jpg\" alt=\"\" width=\"914\" height=\"677\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/muuse-biixi-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/muuse-biixi-1-300x222.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 914px) 100vw, 914px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye ku xigeenkii Hay\u2019adda Dhawrista Tayadda Somaliland Khadra Xaaji Gaydh ayaa sheegtay inay iska casishay xilkaasi loo magacaabay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khadra Xaaji Gaydh oo maanta xilkii agaasimaha Madaxtooyadda ku wareejisay agaasimaha cusub ee madaxtooyadda Maxamed Cali Bille ayaa munaasibada ka sheegtay in xilkii kale ee madaxweynuhu u magacaabay ka cudur daaratay inay qabato.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cXilka madaxweynuhu ii magacaabay waan ka cudur daartay arrimo ii gaar ah awgeed, waana u sheegay madaxweynaha in aanan xilkaasi qabanayn\u201dayey tidhi Marwo Khadra Xaaji Gaydh.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar la waydiiyey sababta xilkaasi u diiday inay qabato ayaa sheegay inay jeceshahay inay siyaasada kor uga socoto ee aanay hoos ugu socon, sidaas darteed aanay doonayn inay ku xigeen ka noqoto hay\u2019adda Dhawrista Tayadda Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cXilkaasi waan isku garan waayey waxaan ahay gabadh siyaasada soo gashay 15 sanno ka hor wakhtiyadii xisbiyadda la furey, waxaana jecelahay in aan siyaasada kor uga socdo ee aanan hoos uga socon, hanka igu jira halkan aan joogay kumaan qanacsanayn meel ka saraysa mooyee, wax dhibaato ah oo na dhex taalla ma jirto madaxweynaha aniga uun baa isku garan waayey xilkaasi\u201dayey tidhi Khadra Xaaji Gaydh.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khadra Xaaji Gaydh ayaa ah haweenay xilal kala duwan ka soo qabatay Somaliland, waxaanay siyaasada ka soo gashay golaha deegaanka ee degmadda Gabiley oo ay xildhibaan noqotay, ka dibna ku xigeenka maayarka Gabiley noqotay, markii dambana maayarka Gabiley ayey u dalacday, waxaana markii dambe madaxweyne Siilaanyo u magacaabay agaasimaha madaxtooyadda, iyadoo khamiistii dhowaa loo bedelay inay ku xigeen ka noqoto hay\u2019ada Tayada oo ay hada iska casilay ka dib markay u aragtay in xilkaasi aanay u qalmin.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>khadra gaydh Guddoomiye ku xigeenkii Hay\u2019adda Dhawrista Tayadda Somaliland Khadra Xaaji Gaydh ayaa sheegtay inay iska casishay xilkaasi loo magacaabay. Khadra Xaaji Gaydh oo maanta xilkii agaasimaha Madaxtooyadda ku wareejisay agaasimaha cusub ee madaxtooyadda Maxamed Cali Bille ayaa munaasibada ka sheegtay in xilkii kale ee madaxweynuhu u magacaabay ka cudur daaratay inay qabato. \u201cXilka madaxweynuhu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44489","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44489"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44493,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44489\/revisions\/44493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}