{"id":44485,"date":"2018-02-26T01:45:00","date_gmt":"2018-02-25T22:45:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44485"},"modified":"2018-02-26T01:48:04","modified_gmt":"2018-02-25T22:48:04","slug":"amiirka-dalka-qadar-sheikh-tamiim-oo-sheegey-in-danbiyo-ka-dhan-ah-biniaadanimada-ay-ka-dhacayaan-dalka-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/amiirka-dalka-qadar-sheikh-tamiim-oo-sheegey-in-danbiyo-ka-dhan-ah-biniaadanimada-ay-ka-dhacayaan-dalka-suuriya\/","title":{"rendered":"Amiirka Dalka Qadar Sheikh Tamiim oo Sheegey in Danbiyo ka Dhan ah Bini&#8217;aadanimada ay ka Dhacayaan Dalka Suuriya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/amiirka-qadar-tamiim.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/amiirka-qadar-tamiim.jpg\" alt=\"\" width=\"941\" height=\"556\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/amiirka-qadar-tamiim.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/amiirka-qadar-tamiim-300x177.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 941px) 100vw, 941px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Amiirka Qadar Sheikh Tamim bin Xamad Al Taani ayaa ku tilmaamay dagaalka ka socda bariga Ghouta ee duleedka Dimishiq danbi ka dhan ah Aadminimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sheikh Tamim oo fariintaan soo dhigay bartiisa Tuwitter ka ayaa yiri \u201cilaalinta dadka rayidka ah ee Suuriya waa masuuliyad saaran beesha caalamka, oo aan indhaha laga qabsan Karin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhanka kale wasaaradadda arimaha dibadda ee Qadar ayaa cambaaraysay duqaymaha \u00a0xagga cirka ah iyo xasuuqa ka socda \u00a0magaalada Ghouta, wuxuuna war murtiyeedku hoosta ka xariiqay laguna yiri \u201cXalka kaliya ee looga bixi karo dhibaatada bani\u2019aadminimo ee Suuriya waa \u00a0wadahadal iyo in la helo xal siyaasadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bayaan ay faafisay Wakaaladda wararka Qadar ayaa Wasaaradda Arimaha dibadda ee dalkaasi ka dalbatay Beesha caalamka in dhaqso wax looga qabto,lana qaado tallaabooyinka ku habboon sidii loo joojin lahaa danbiyadaasi dagaal ee ka socda Suuriya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray go\u2019aan ku baaqaya in Suuriya oo dhan laga dhaqan geliyo xabad joojin aadaminimo oo soddon maalmood ah,Labada kooxood ee ugu waawayn falaagada Suuriya ee gacanta ku haysa Bariga Ghuata ayaa soo dhaweeyey qaraarka Golaha Ammaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amiirka Qadar Sheikh Tamim bin Xamad Al Taani ayaa ku tilmaamay dagaalka ka socda bariga Ghouta ee duleedka Dimishiq danbi ka dhan ah Aadminimada. Sheikh Tamim oo fariintaan soo dhigay bartiisa Tuwitter ka ayaa yiri \u201cilaalinta dadka rayidka ah ee Suuriya waa masuuliyad saaran beesha caalamka, oo aan indhaha laga qabsan Karin. Dhanka kale wasaaradadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44485"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44488,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44485\/revisions\/44488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}