{"id":44468,"date":"2018-02-25T21:49:56","date_gmt":"2018-02-25T18:49:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44468"},"modified":"2018-02-25T21:53:49","modified_gmt":"2018-02-25T18:53:49","slug":"golaha-ammaanka-qaramada-midoobey-oo-si-buuxda-isugu-raacey-in-xabad-joojjin-laga-hirgeliyo-dalka-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/golaha-ammaanka-qaramada-midoobey-oo-si-buuxda-isugu-raacey-in-xabad-joojjin-laga-hirgeliyo-dalka-suuriya\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo Si Buuxda Isugu Raacey In Xabad Joojjin Laga Hirgeliyo Dalka Suuriya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/golaha-amaanka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/golaha-amaanka.jpg\" alt=\"\" width=\"934\" height=\"524\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/golaha-amaanka.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/golaha-amaanka-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 934px) 100vw, 934px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si buuxda isugu raacay qaraar lagu dalbanayo xabad joojin socon doonta muddo 30 cisho ah oo ka dhaqan gasha Suuriya, xilli dagaalada iyo duqeymaha ka socda dalkaas ay sii xoogeysteen todobaadyadii u dambeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">15-ka xubnood ee Golaha ammaanka ayaa u codeeyay qaraarkan, kaasoo ogolaanaya in la gaarsiiyo gargaarka bani\u2019aadanimo iyo mid caafimaad goobaha colaada ka jirto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cod u qaadida qaraarkan ayaa dhowr jeer oo hore dib u dhacay illaa khamiistii, iyadoo xubnaha Golaha Ammaanka ay ku guuldareysteen inay wax heshiis ah ka gaaraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ruushka oo xulufo la ah Suuriya ayaa doonayay inuu is bedel yimaado, hase ahaatee Diblomaasiyiinta reer Galbeedka ayaa Ruushka ku eedeeyay inuu waqtiga luminayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa sheegay in xaalada ka jirta bariga Ghouta inay la mid tahay sida Dhul Naar oo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirka Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobey ayaa ku baaqday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo fuliyo xabad joojinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa imaaneysa muddo todobaad oo bariga Ghouta oo ay gacanta ku hayaan mucaaradka ay ku socdeen duqeymo xad-dhaaf ah oo dowladda Suuriya ku heysay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si buuxda isugu raacay qaraar lagu dalbanayo xabad joojin socon doonta muddo 30 cisho ah oo ka dhaqan gasha Suuriya, xilli dagaalada iyo duqeymaha ka socda dalkaas ay sii xoogeysteen todobaadyadii u dambeeyay. 15-ka xubnood ee Golaha ammaanka ayaa u codeeyay qaraarkan, kaasoo ogolaanaya in la gaarsiiyo gargaarka bani\u2019aadanimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44469,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44468"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44471,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44468\/revisions\/44471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}