{"id":44430,"date":"2018-02-24T19:55:15","date_gmt":"2018-02-24T16:55:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44430"},"modified":"2018-02-24T19:55:48","modified_gmt":"2018-02-24T16:55:48","slug":"gudoomiyaha-gobolka-banaadir-ahna-duqa-muqa-muqdisho-yariisow-oo-booqdey-isbitaalo-la-geeyey-dhaawacyadii-xaley-qaraxyadu-geysteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/gudoomiyaha-gobolka-banaadir-ahna-duqa-muqa-muqdisho-yariisow-oo-booqdey-isbitaalo-la-geeyey-dhaawacyadii-xaley-qaraxyadu-geysteen\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqa Muqdisho Yariisow oo Booqdey Isbitaalo la Geeyey Dhaawacyadii Xaley Qaraxyadu Geysteen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44431\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw.jpg\" alt=\"\" width=\"842\" height=\"561\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw.jpg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 842px) 100vw, 842px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xalay saqdii dhexe booqday Isbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxyada oo ahaa kuwo is xigay oo ka kala dhacay labo goobood ayaa waxaa dadka ugu badan ee dhimashada iyo dhaawaca ka soo gaaray ay ahaayeen dad rayid ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha oo kormeeray qeybaha kala duwan ee isbitaalka oo la dhigay dadka qaba dhaawacyada, ayaa caafimaad u rajeeyey dadka ay dhibaatadu soo gaartay, isagoo tilmaamay in qaraxyadani ay calaamad u yihiin cadowtinimada baahsan ee ay kooxaha nabad-diidka u hayaan shacabka Soomaaliyeed, waxaana tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada dadkii falkaas ku geeriyooday.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan isbitaalka ku booqanay dhaawacyada ka dhashay qaraxyadii caawa dhacay, waxaana u mahadcelinayaa dhakhaatiirta ku howllaneyd qalliinka iyo daweynta. Hay\u2019adaha Amniga iyo kuwa gurmadkana door weyn ayey ka qaateen badbaadada shacabka\u201d.Ayuu yiri guddoomiye Yarisow oo intaas raaciyey in qaraxa ka dhacay isgoyska baar FIAT ku soo beegmay xili ay dhalinyaro badan ka yimaadeen xeebta Liido maadaama ay Jimco aheyd.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaa booqashada uu ku tagey Isbitaallada ku weheliyey Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Benaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ku dhawaan 30 ruux ayaa ku geeriyootay qaraxyadii shalay gilgilay magaalada Muqdisho, kaasoo mas\u2019uuliyadiisa ay sheegatay Kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44431\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw.jpg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw.jpg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44431\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw.jpg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw.jpg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/duq-magalo-ing-yarisaw-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xalay saqdii dhexe booqday Isbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxyada oo ahaa kuwo is xigay oo ka kala dhacay labo goobood ayaa waxaa dadka ugu badan ee dhimashada iyo dhaawaca ka soo gaaray ay ahaayeen dad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44431,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44430","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44430"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44433,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44430\/revisions\/44433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}