{"id":44410,"date":"2018-02-24T00:50:21","date_gmt":"2018-02-23T21:50:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44410"},"modified":"2018-02-24T00:51:41","modified_gmt":"2018-02-23T21:51:41","slug":"maxaabiis-laga-siidaayey-xabsiga-jig-jiga-oo-uu-ka-hadley-madaxweynaha-ismaamulka-soomaalida-cabdi-maxamuud-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/maxaabiis-laga-siidaayey-xabsiga-jig-jiga-oo-uu-ka-hadley-madaxweynaha-ismaamulka-soomaalida-cabdi-maxamuud-cumar\/","title":{"rendered":"Maxaabiis Laga Siidaayey Xabsiga Jig Jiga oo uu ka Hadley Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/cabdi-iley.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44415\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/cabdi-iley.jpg\" alt=\"\" width=\"1082\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/cabdi-iley.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/cabdi-iley-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1082px) 100vw, 1082px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay dowlad deegaanka uu cafis u fidiyay tiro badan oo maxaabiis ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiinta maamulka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shalay xabsiga ka sii daayay ku dhawaad 1,500 Qof oo ka tirsan Jabhadda Mucaaradka ah ee ONLF ee ka dagaallanka dhulka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay maxaabiistan la sii daayay in ay isugu jiraan qaar dhameystay waqtigoodii iyo qaar kale oo ka mid ahaa ururada nabad diidka waa sida uu madaxweynaha hadalka u dhigay, wuxuuna tilmaamay in shaqo abuur loo sameynayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaxaabiis badan baa Xukuumadu ay cafiday, qaar baa waqtigoodii u dhamaaday, qaar kalena waxa ay ka tirsanaayeen ururka nabad diidka, shaqo abuur ayaa loo sameynayaa, sanadkata waan sii deynaa maxaabiista\u201d ayuu yiri madaxweyne Cabdi Maxamuud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadkaan faraha badan ayaa laga sii daayay xabsiga Jeel Ogaadeeniya ee magaalada Jigjiga ee Xarunta ay ku shaqeyso dowlad deegaanka Somalida dalka Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marka dhinaca kale la eego sii deynta maxaabiistan ayaa timid xili wada hadallo u bilaawdeen ururka ONLF iyo dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay dowlad deegaanka uu cafis u fidiyay tiro badan oo maxaabiis ah. Mas\u2019uuliyiinta maamulka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shalay xabsiga ka sii daayay ku dhawaad 1,500 Qof oo ka tirsan Jabhadda Mucaaradka ah ee ONLF ee ka dagaallanka dhulka Soomaalida Itoobiya. Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44415,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44410","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44410"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44417,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44410\/revisions\/44417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}