{"id":44396,"date":"2018-02-23T21:06:46","date_gmt":"2018-02-23T18:06:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44396"},"modified":"2018-02-23T21:07:22","modified_gmt":"2018-02-23T18:07:22","slug":"maamulka-koonfur-galbeed-oo-digniin-u-direy-dadka-garsoorka-u-doonta-meelaha-ay-ka-taliyaan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/maamulka-koonfur-galbeed-oo-digniin-u-direy-dadka-garsoorka-u-doonta-meelaha-ay-ka-taliyaan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maamulka Koonfur Galbeed oo Digniin u Direy Dadka Garsoorka u Doonta Meelaha ay ka Taliyaan Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/sh-xasan-sh-aadan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44398\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/sh-xasan-sh-aadan.jpg\" alt=\"\" width=\"884\" height=\"498\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/sh-xasan-sh-aadan.jpg 650w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/sh-xasan-sh-aadan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 884px) 100vw, 884px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka gobolleeka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay soo saaray digniino ku aadan dadka u Maxkaamdaha u doonta deegaanada ay maamulaan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Ugaas Xassan ayaa sheegay cid kasta oo loo arko in ay tagayaan meelaha Shabaab ay joogaan in aysan ku soo laabaneyn degaanada uu Maamulka ka taliyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sheegay in ganacsatada iyo dadka ku dhaqan deegaannada Koonfur galbeed uga digayaan in ay arrimahaa ku dhaqaaqaan,<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAl-shabaab waxaa ay \u00a0bilaabeen in ay u wacaan ganacsatada, lacagana ay soo saaraan, iyaguna ay aadaan, dowladdu go\u2019aan ayay ka soo saartay cidii Al-shabaab aada kuma soo laabanayso degaanada Maamulka uu ka taliyo\u201d ayuu yiri wasiir Xassan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay tallaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadayaan dadka taga degaanada Shabaab ay ka joogaan Koonfur Galbeed, si ay ugu soo xukumaan arrimaha dhulalka iyo sidoo kale dacwadaha kale ee dilalka la xiriira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guud ama inta badan marka aad eegto deegaannada ay maamusho dowladda Soomaaliya shacabka ku dhaqan ayaa marka ay is qabtaan waxaa ay Garsoor iyo maxkamad u tagaan deegaannada ay maamulaan Al-shabaab, halkaa oo lagu soo kala saaro, iyadoo dhinaca kale degmooyinka ay maamusho dowladda ka jiraan xarumihii Garsoorka iyo maxkamadaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44327\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44326\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44326\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44328\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolleeka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay soo saaray digniino ku aadan dadka u Maxkaamdaha u doonta deegaanada ay maamulaan Al-shabaab. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Ugaas Xassan ayaa sheegay cid kasta oo loo arko in ay tagayaan meelaha Shabaab ay joogaan in aysan ku soo laabaneyn degaanada uu Maamulka ka taliyo. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44398,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44396"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44400,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44396\/revisions\/44400"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}