{"id":44377,"date":"2018-02-23T00:08:28","date_gmt":"2018-02-22T21:08:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44377"},"modified":"2018-02-23T00:16:12","modified_gmt":"2018-02-22T21:16:12","slug":"macalimiinta-iskuulada-oo-mweynaha-dalka-mareykanku-sheegey-in-la-hubeynayo-si-ay-isu-difaacaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/macalimiinta-iskuulada-oo-mweynaha-dalka-mareykanku-sheegey-in-la-hubeynayo-si-ay-isu-difaacaan\/","title":{"rendered":"Macalimiinta Iskuulada oo M\/weynaha Dalka Mareykanku Sheegey in la Hubeynayo Si ay isu Difaacaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/trump4.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44378\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/trump4.jpeg\" alt=\"\" width=\"918\" height=\"585\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/trump4.jpeg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/trump4-300x191.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 918px) 100vw, 918px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Donald Trump Madaxwaynaha dalka Mareykanka ayaa soo jeediyay in macallimmiinta oo la hubeeyo ay mustaqbalka ka hortagi karto toogashiinka ka dhacda iskuulada Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxwayanaha ayaa sheegay in iskuulada oo hubka loo dheereeyo ay uun dhiiri galinayso in ay weeraro dheeraad ah ay dhacaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxwaynaha Mareykanka ayaa xusay in maclimiinta oo qaata hubka qarsoon ay gacan ka gaysan karto ka hortagidda toogashooyiinka iskuulada ka dhaca.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Trump ayaa hadalkan jeediyay xilli uu aqalka cad kulan kula yeelanayay dadkii ka badbaaday togashadii ka dhacday iskuul ku yaalla gobolka Florida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ardaydan ayaa madaxwayne Trump u sheegay in ay doonayan in marka ay iskuulka joogaan ay dareemaan in ammaankoodu sugan yahay .<\/p>\n<p align=\"justify\">Hindisaha madaxwayne Trump ee ah in macliminta iskuulada la hubeeyo ayaa waxa dhaliilsan qaar ka mid ah dadka Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mark Barden oo wiilkiisa Daniel sanaddii 2012 lagu dilay toogasho ka dhacday goob iskuul ah ayaa sheegay in aysan taasi ahayn jawaabta laga bixinayo ka hortaga toogashoonka ka dhaca iskuulada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah waalidiinta iyo ardayda ayaa waxa ay ku baaqayaan in la dajiyo sharci lagu difaacayo ardayda iyo guud ahaan bulshada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44327\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44326\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44326\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44328\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Donald Trump Madaxwaynaha dalka Mareykanka ayaa soo jeediyay in macallimmiinta oo la hubeeyo ay mustaqbalka ka hortagi karto toogashiinka ka dhacda iskuulada Mareykanka. Madaxwayanaha ayaa sheegay in iskuulada oo hubka loo dheereeyo ay uun dhiiri galinayso in ay weeraro dheeraad ah ay dhacaan. Madaxwaynaha Mareykanka ayaa xusay in maclimiinta oo qaata hubka qarsoon ay gacan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44378,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44377","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44377"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44380,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44377\/revisions\/44380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}