{"id":44358,"date":"2018-02-22T00:05:42","date_gmt":"2018-02-21T21:05:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44358"},"modified":"2018-02-22T00:06:51","modified_gmt":"2018-02-21T21:06:51","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-soo-dhaweeyey-goaanadii-kasoo-baxey-shirkii-amniga-ee-muqdisho-lagu-qabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-soo-dhaweeyey-goaanadii-kasoo-baxey-shirkii-amniga-ee-muqdisho-lagu-qabtey\/","title":{"rendered":"Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo Soo Dhaweeyey Go&#8217;aanadii Kasoo Baxey Shirkii Amniga ee Muqdisho lagu Qabtey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/XARUNTA-DHEXE-BOOR-.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44359\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/XARUNTA-DHEXE-BOOR-.jpg\" alt=\"\" width=\"5669\" height=\"4252\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/XARUNTA-DHEXE-BOOR-.jpg 5669w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/XARUNTA-DHEXE-BOOR--300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/XARUNTA-DHEXE-BOOR--768x576.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/XARUNTA-DHEXE-BOOR--1024x768.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5669px) 100vw, 5669px\" \/><\/a>War kasoo Baxey Xarunta Dhexe ee Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa Waxaa lagu Soo Dhaweeyey Shirkii Amniga ee Dhawaan lagu soo Gaban Gabeeyey Muqdisho Kaas oo ay Ka Qayb Galeen Madaxda Mamul Goboleedyada iyo Kuwa Dawladda Federalka Soomaaliya,Waxaana Warka lagu Sheegey in Xisbiga Midnimada Jamhuurigu uu aad usoo Dhaweynayo Qodobadii Shirka Kasoo Baxey iyo Dhaqan Galkoodaba.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga oo Warbaahinta la Hadley ayaa Sheegey in ay aad u Daneynayaan Xeerka Doorashooyinka Qaranka in Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka Dadejiso Si loo Gaaro Arrimo Badan oo Xeerka Doorashooyinka Ku Xiran Maadama loo Socdo Doorasho Qof iyo Cod ah Sanadka 2020ka Hadii alle Idmo,Gudoomiyaha Xisbiga Cali Maxamed Nuux Timajilic Ayaa Sidoo kale Ammaan iyo Bogaadin usoo Jeediyey Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka oo la Tashiyo Gobolada iyo Degmooyinka Dalka kala Yeeshey Arrimaha Doorashooyinka kuwaasoo Dadka Garaadkooda iyo arrimaha Doorasho ee Dalku u socdo Wax Weyn ka Taraya.<\/p>\n<p>Ugu Dan beyntii ayaa Warka waxaa Loogu Baaqey Madaxda Xisbiga iyo Xubnaha Heer Walba in ay isu Diyaariyaan Diiwaan gelinta Xubnaha Xisbiga oo Dhawaan Ka Bilaaban Doonta Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Sidoo kalena u Diyaar Garobaan Sidii Loo Cawin lahaa\u00a0 Dadka Deegaanadii ay ku Noolaayeen Dhibaatadu ka Taagan tahey Sida Abaaraha,Biyo La&#8217;aanta Wabiga Shabeelle iyo Colaadaha intaba,Iyadoo Warka lagu Sheegey in Dhawaan la Magacaabi Doono Gudiyo isku Dhaf ah oo Heer Degmo,Gobol iyo Heer Qaran isugu Jira,Gudiyadaas oo Ka Qayb Qaadan doona Samafalka Dadka Dhibaateysan.<\/p>\n<p>Xisbigan Midnimada Jamhuuriga ayaa Waxaa uu kamid ahaa Xisbiyo Tiradoodu aheyd 7 todobo kuwaas oo Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranku Siiyeen Shahaadooyin KMG,Xisbiyadaas oo Hada isu Diyaarinaya in ay Helaan Shaahaadooyin Rasmi ah Si ay uga Qayb Galaan Doorashada la Filayo\u00a0 in ay Dalka ka Qabsoonto Sanadka 2020ka Hadii Eebe Ogolaado.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44327\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44326\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44326\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44328\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kasoo Baxey Xarunta Dhexe ee Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa Waxaa lagu Soo Dhaweeyey Shirkii Amniga ee Dhawaan lagu soo Gaban Gabeeyey Muqdisho Kaas oo ay Ka Qayb Galeen Madaxda Mamul Goboleedyada iyo Kuwa Dawladda Federalka Soomaaliya,Waxaana Warka lagu Sheegey in Xisbiga Midnimada Jamhuurigu uu aad usoo Dhaweynayo Qodobadii Shirka Kasoo Baxey iyo Dhaqan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44360,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44358\/revisions\/44360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}