{"id":44317,"date":"2018-02-21T00:08:58","date_gmt":"2018-02-20T21:08:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44317"},"modified":"2018-02-21T00:10:02","modified_gmt":"2018-02-20T21:10:02","slug":"dhaq-dhaqaaqa-suuqa-bakaaro-iyo-ganacsatada-oo-ku-dhawaaqey-in-suuqa-berito-dib-loo-furayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/dhaq-dhaqaaqa-suuqa-bakaaro-iyo-ganacsatada-oo-ku-dhawaaqey-in-suuqa-berito-dib-loo-furayo\/","title":{"rendered":"Dhaq Dhaqaaqa Suuqa Bakaaro iyo Ganacsatada oo ku Dhawaaqey in Suuqa Berito Dib loo Furayo."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/bakaro.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44318\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/bakaro.jpg\" alt=\"\" width=\"922\" height=\"518\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/bakaro.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/bakaro-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 922px) 100vw, 922px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">\u00a0Labadii cisho ee la soo dhaafay waxaa gabi ahaanba xirnaa dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha kaddib markii uu xoogeystay khilaafka u dhaxeeya Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada gobolka Banaadir.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Xirnaashaha Suuqa ayaa saameynta ugu weyn waxaa ay ku yeelatay dadka danyarta ah ee u soo xoogsi tagi jiray Suuqa kuwaa nolal maalmeedkooda ka heli jiray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah Ganacsatadda ayaa sheegay in ay cabashadooda u gudbiyeen maamulka gobolka Banaadir iyo dowladda Soomaaliya, islamarkaana ay jawaab ka sugayaan.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Saakay ayaa la rajeynaa in dib loo furo inta badan ganacsiga Suuqa sida ay warbaahinta u sheegeen qaar ka mid ah ganacstada, inkastoo laga yaabo in xarumo waaweyn ee ganacsi wali sii xirnaan karaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa\u00a0 kulan la yeeshay Guddiga Ganacsatada Gobolka, waxana ay ka wada hadleen sidii xal maan-gal ah loogu heli lahaa khilaafka ka dhashay canshuuraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga Ganacsatada iyo Guddoomiyaha ayaa isla falan-qeeyey cabashada ka dhalatay canshuuraha laga hir geliyey Gobolka Benaadir, iyagoo isla qaatay in guddi qiimeyn ah loo saaro sidii xog ururin dhammeystiran loogu sameyn lahaa cabashooyinka ku aaddan canshuurta.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Labadii cisho ee la soo dhaafay waxaa gabi ahaanba xirnaa dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha kaddib markii uu xoogeystay khilaafka u dhaxeeya Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada gobolka Banaadir. Xirnaashaha Suuqa ayaa saameynta ugu weyn waxaa ay ku yeelatay dadka danyarta ah ee u soo xoogsi tagi jiray Suuqa kuwaa nolal maalmeedkooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44318,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44317"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44320,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44317\/revisions\/44320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}