{"id":44312,"date":"2018-02-20T21:54:07","date_gmt":"2018-02-20T18:54:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44312"},"modified":"2018-02-20T22:00:24","modified_gmt":"2018-02-20T19:00:24","slug":"allaha-u-naxariistee-waxaa-xaley-ku-geeryoodey-magaalada-muqdisho-nabadoon-axmed-diiriye-cali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/allaha-u-naxariistee-waxaa-xaley-ku-geeryoodey-magaalada-muqdisho-nabadoon-axmed-diiriye-cali\/","title":{"rendered":"Allaha U Naxariistee Waxaa Xaley Ku Geeryoodey Magaalada Muqdisho Nabadoon Axmed Diiriye Cali."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/axmed-diriye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44313\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/axmed-diriye.jpg\" alt=\"\" width=\"907\" height=\"680\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/axmed-diriye.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/axmed-diriye-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 907px) 100vw, 907px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa xalay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaalida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mid ka mid ah eheladda marxuumka ayaa warbaahinta u sheegay in muddooyinkii ugu dambeeyay xanuunsanaa Axmed Diiriyer islamarkaana xalay ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Nabadoon Axmed Diiriye ayaa ahaa Afhayeenka Odayaasha Beelaha Hawiye, waxaa lagu xusuustaa qeybtii uu ka ahaa dhaq dhaqaaqii looga soo horjeeday Ciidamadii Itoobiya soo galay Soomaaliya sanadkii 2006-dii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa mar lagu xiray Muqdisho, iyadoo loo sii gudbiyay magaalada Baydhabo oo muddo uu ku xernaa saldhig Ciidamada Itoobiya ay ku lahaayeen Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ka mid ahaa Odayaashii dhaqanka ee taageerayay dowladdii uu hoggaaminayay Sheekh Shariif ee lagu soo dhisay Jabuuti sanadkii 2009-kii.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xalay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaalida. Mid ka mid ah eheladda marxuumka ayaa warbaahinta u sheegay in muddooyinkii ugu dambeeyay xanuunsanaa Axmed Diiriyer islamarkaana xalay ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Nabadoon Axmed Diiriye ayaa ahaa Afhayeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44313,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44312","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44312"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44312\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44315,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44312\/revisions\/44315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44313"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}