{"id":44297,"date":"2018-02-20T00:59:05","date_gmt":"2018-02-19T21:59:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44297"},"modified":"2018-02-20T01:12:13","modified_gmt":"2018-02-19T22:12:13","slug":"minnesota-dalka-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-lagu-taageerayo-ciidamada-xogga-dalka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/minnesota-dalka-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-lagu-taageerayo-ciidamada-xogga-dalka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Minnesota Dalka Mareykanka oo lagu Qabtey Kulan Lagu Taageerayo Ciidamada Xogga Dalka Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/minasota.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44298\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/minasota.jpg\" alt=\"\" width=\"954\" height=\"763\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/minasota.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/minasota-300x240.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 954px) 100vw, 954px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Kulankaan oo ahayd Dar-dargalinta &amp; Taakulaynta CXDS ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa\u00a0\u00a0lagu qabtay\u00a0\u00a0Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Daryeelka Difaaca-yaashana dalkeena,waa hal-hayskii\u00a0\u00a0Xafladii xalay,waxayna muhiimada koowaad ahayd in lagu dhiiri-galiyo laguna Taakuleeyo Ciidamada Xoogga dalka Somalia (Somali National Army).<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Dadkii ka soo qayb-gallay ayaa waxaa ka mid ahaa Xog-hayaha Gudiga difaaca Gollaha Shacabka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Sadik Warfaa,Duuliye\u00a0 Asli Hassan Cabaade oo ahayd Gabadhii ugu horraysay ee oo Soomaaliya Pilot noqota Diyaaradaha Ciidamada 1976 aydaoo aad ugu dheeratay taariikhda Ciidanka cirka &amp; sharaftii uu lahaa.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Asli oo ay ka muuqtay qiiro &amp; hilow ay dalkii u qabto ayaa sheekaysay Qabiilka &amp; dhibta uu bulshada ku hayo,waxayna inta badan khudbadeeda u badnaa wacdi &amp; Baraarujin.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Taliye Ahmed Farah oo ku magac dheer Jagson ayaa ka mid ahaa dadkii ka hadlay,asagoo dadkii goobta fadhiya\u00a0\u00a0uga sheekeeyey Taariikhda ciidanka xooga iyo qaybaha uu u kala baxo.Taliye Jagson ayaa sheegay in uusan 30 sanno ee la soo dhaafay uusan imaan Xafladaha Somalida,balse tan caaway uu yimid \u2018\u2019Somalia Hanoo laato\u2019\u2019ayuu ku soo koobay khudbadiisii dheereed.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Dadkii goobta ka hadlay waxaa ka mid ahaa. Cabdulahi Cabdi Cali Baar Xoosh oo ka mid ahaa Guddigii taakulaynta\u00a0\u00a03-8-2017 uu madaxweynaha dowladda\u00a0\u00a0Federaalka\u00a0Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullaahi Farmaajo u magacaabay,wuxuuna goobta ka sheekay shaqadii Qaran ee uu Mdaxweyne farmaajo u diray\u00a0\u00a0iyo halka marayso.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Xoosh ayaa soo qaaday arrimo ay ka mid yihiin Ammaanka dalka,Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM,Guddiga taakulaynta wuxuu yahay &amp; wax u qabtay,Sidoo kale wuxuu carabka ku adkeeyey sida Qurba-joogto ay Ciidanka u Taakulayn karto.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Sheikh Hassan Jaamici oo ka mid ah Culumadda Soomaaliyeed ee daggan North America, ayaa ka mid ahaa dadkii ka hadlay,wuxuu ka sheekeeyey wakhti uu booqday xabsiga dhexe ee dalka &amp; Xaaladda Ammaan ee markaas dalku uu ku sugnaa.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Waxaa sidoo kale goobta ka hadlay, Meyrran Cumar oo dhana Caafimaadka ah,dhana ka ah gabadhii Soomaaliyeed ee ugu Horeeyay gobolka Minnesota diyaarad ka kicisay,Iyadoo ku dheeratay Dayaca Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya,waxayna Tusaale u soo qaadatay,mar ay booqatay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya waxay ay isheedu qabtay dayaca qalab la\u2019aan ee ciidamada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Col. Axmed\u00a0\u00a0Omar Diiriye ( AxmedKacaan) oo ka tirsanaan jiray Ciidamaddii Badda Xiliyadii dowladii kacaanka,dhawaana ka mid ahaa dadkii aas-aasay Hay\u2019adda DANAB oo dadka Soomaaliyeed ay ku seexdaan ayaan ka codsaday dadka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan Ciidamadooda.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Ugu danbayntii ,waxaa goobta lagu magacaabay guddi ka kooban 4 xubnood oo ka hawl-gali doona gobolka Minnesota iyo Somalida daggan sidii ay uga qayb-qaadan lahaayeen Taakulaynta\u00a0\u00a0Dhismaha Ciidamada Xooga dalka soomaaliyeed.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Kulankaan oo ahayd Dar-dargalinta &amp; Taakulaynta CXDS ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa\u00a0\u00a0lagu qabtay\u00a0\u00a0Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Daryeelka Difaaca-yaashana dalkeena,waa hal-hayskii\u00a0\u00a0Xafladii xalay,waxayna muhiimada koowaad ahayd in lagu dhiiri-galiyo laguna Taakuleeyo Ciidamada Xoogga dalka Somalia (Somali National Army). Dadkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44298,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44297","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44297","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44297"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44299,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44297\/revisions\/44299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44298"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}