{"id":44293,"date":"2018-02-19T22:23:26","date_gmt":"2018-02-19T19:23:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44293"},"modified":"2018-02-19T22:41:28","modified_gmt":"2018-02-19T19:41:28","slug":"ganacsiga-suuqa-bakaaraha-oo-maalintii-labaad-xiran-iyo-xal-wadahadal-wali-soconaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/ganacsiga-suuqa-bakaaraha-oo-maalintii-labaad-xiran-iyo-xal-wadahadal-wali-soconaya\/","title":{"rendered":"Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo Maalintii Labaad Xiran iyo Xal Wadahadal Wali Soconaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/suuqa-bakaaro.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44294\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/suuqa-bakaaro.jpg\" alt=\"\" width=\"954\" height=\"636\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/suuqa-bakaaro.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/suuqa-bakaaro-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 954px) 100vw, 954px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa maalintii labaad xiran ganacsiga Suuqa ugu weyn guud ahaan marka la eego dalka Soomaaliya ee Bakaaraha, kaddib gadood ka dhashay canshuur Wasaaradda Maaliyaddu ku soo rogtay ganacsastada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Canshuurta Iibka waa canshuur loogu tala-galay in laga qaado iibka badeecooyinka marka laga reebo raashiinka, iyadoo saameynta arintan sidoo kale laga dareemay dekadda Muqdisho maalmihii aynu soo dhaafnayba xirneyd.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah ganacsatada ayaa sheegay in aysan maanta furi doonin suuqa sidoo kale na aysan sheegi karin xiliga rasmiga ah ee ay dib suuqa u fri doonaan,<\/p>\n<p align=\"justify\">Qeybaha suuqa ee Raashiinka iyo bagaashka nuucyadiisa kale ayaa dhamaan xeran waxaana jira guddi ganacsatada ka mid ah oo shalay iyo saakay ku jira kormeerka dhaqan galka go\u2019aanadooda ee ku aadan xernaanshiyaha dhamaan xarumaha Ganacsi ee suuqa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saameynta ay shaqo la\u2019aanta bakaaraha ku leedahay danyarta ka xamaalata ayaa sii kordheysa maadaama maanta ay tahay maalinti labaad waxaana laga dhowr sugayaa sida uu ku so afjarmi doono khilaafka hakadka keenay ee u dhaxeya ganacsatada iyo wasaarada Maaliyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maalintii labaad xiran ganacsiga Suuqa ugu weyn guud ahaan marka la eego dalka Soomaaliya ee Bakaaraha, kaddib gadood ka dhashay canshuur Wasaaradda Maaliyaddu ku soo rogtay ganacsastada. Canshuurta Iibka waa canshuur loogu tala-galay in laga qaado iibka badeecooyinka marka laga reebo raashiinka, iyadoo saameynta arintan sidoo kale laga dareemay dekadda Muqdisho maalmihii aynu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44293","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44293","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44293"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44296,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44293\/revisions\/44296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}