{"id":44285,"date":"2018-02-19T22:00:05","date_gmt":"2018-02-19T19:00:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44285"},"modified":"2018-02-19T22:02:51","modified_gmt":"2018-02-19T19:02:51","slug":"gargaarka-bini-aadanimo-ee-lasiiyo-dadka-tabaaleysan-oo-dawladda-soomaaliya-amartey-in-lasoo-xiro-qofkii-iibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/gargaarka-bini-aadanimo-ee-lasiiyo-dadka-tabaaleysan-oo-dawladda-soomaaliya-amartey-in-lasoo-xiro-qofkii-iibiya\/","title":{"rendered":"Gargaarka Bini Aadanimo ee Lasiiyo Dadka Tabaaleysan oo Dawladda Soomaaliya Amartey In lasoo Xiro Qofkii Iibiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/gargaar-cunto.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44286\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/gargaar-cunto.jpg\" alt=\"\" width=\"1057\" height=\"594\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/gargaar-cunto.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/gargaar-cunto-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1057px) 100vw, 1057px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay amar ku bixisay in la soo xiro dadka gnacsadda gargaarka loogu tala galay dadka dhibaateysan iyo barakacayaasha.<\/p>\n<p align=\"justify\">War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in saraakiishooda sare sare ee Wasaaradda Caafimaadka ay soo xaqiijiyeen in suuqyada Muqdisho lagu iibiyo cunnooyinka qaaska ee samafalka loo keenay oo loogu talagalay carruurta iyo dadka kale ee ay nafaqa daradu heyso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warka ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu amaray taliska ciidanka Booliska in ay soo qabtaan shaqsiyaadka caadeystay in ay iibiyaan cuntooyinka samafalka ah ee aan iibka loo keenin dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah hay\u2019adaha gargaarka ayaa horay walaac kaga muujiyay in gargaarka loogu tala galay dadka Shacabka ee dhiban lagu iibiyo Suuqyadda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2018\/Feb\/2018219636545963942672833amar.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay amar ku bixisay in la soo xiro dadka gnacsadda gargaarka loogu tala galay dadka dhibaateysan iyo barakacayaasha. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in saraakiishooda sare sare ee Wasaaradda Caafimaadka ay soo xaqiijiyeen in suuqyada Muqdisho lagu iibiyo cunnooyinka qaaska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44286,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44285","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44285"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44288,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44285\/revisions\/44288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}