{"id":4428,"date":"2011-11-24T12:29:35","date_gmt":"2011-11-24T12:29:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4428"},"modified":"2011-11-24T12:29:35","modified_gmt":"2011-11-24T12:29:35","slug":"qarax-qasaaro-sababay-oo-lala-beegsaday-ciiidamada-kenaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/qarax-qasaaro-sababay-oo-lala-beegsaday-ciiidamada-kenaya\/","title":{"rendered":"Qarax qasaaro sababay oo lala beegsaday ciiidamada kenaya"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/kenay.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4430\" title=\"kenay\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/kenay.jpeg\" alt=\"\" width=\"227\" height=\"114\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>(Wakaalada wararka soomaaliyed Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Ciidamo katirsan Meleteriga dalka\u00a0 Kenya ayaa\u00a0 barqanimadii manta\u00a0 qarax miino oo xoogan\u00a0 lagula eegtay degmada Mandheere ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.<\/p>\n<p>Qaraxa oo loo adeegsaday Miino, lagana hago rumuudka Koontoroolka ayaa lagu aasay hareeraha wado ay isticmaalaan gadiidka Milatariga dowladda Kenya.<\/p>\n<p>nta la ogyahay 10-qof ayaa qaraxa maanta ku dhintay, 15-qof ayaa sidoo kale ay dhaawacyo kasoo gaareen dadka geeryooday iyo kuwa dhaawacmay ayaa lagu waramayaa inay kujiraan ciidamada dawalda kenaya\u00a0 qaraxa maanta ka dhacay degmada Mandheera ee gobolka waqooyi Bari Kenya..<\/p>\n<p>Ciidamada Kenya ayaa qaraxa kadib sameeyey hawlgallo ballaaran oo ay ku qab qabteen tiro dad ah oo looga shakiyey qaraxa maanta khasaaraha geystay ee degmadaasi ka dhacay.<\/p>\n<p>Markii Ciidamada Milatariga dowladda Kenya ay gudaha usoo galeen Soomaaliya ayaa waxaa weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ay kala kulmeen Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo ku sugan gobolada Jubbooyinka\/<\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wakaalada wararka soomaaliyed Warsom.com) \u00a0 Ciidamo katirsan Meleteriga dalka\u00a0 Kenya ayaa\u00a0 barqanimadii manta\u00a0 qarax miino oo xoogan\u00a0 lagula eegtay degmada Mandheere ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Qaraxa oo loo adeegsaday Miino, lagana hago rumuudka Koontoroolka ayaa lagu aasay hareeraha wado ay isticmaalaan gadiidka Milatariga dowladda Kenya. nta la ogyahay 10-qof ayaa qaraxa maanta ku dhintay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4428","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4428"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4435,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4428\/revisions\/4435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}