{"id":44263,"date":"2018-02-19T01:20:14","date_gmt":"2018-02-18T22:20:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44263"},"modified":"2018-02-19T02:38:21","modified_gmt":"2018-02-18T23:38:21","slug":"toogashadii-florida-oo-mweynaha-dalka-mareykanka-donald-trump-ku-eedeeyey-fbida-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/toogashadii-florida-oo-mweynaha-dalka-mareykanka-donald-trump-ku-eedeeyey-fbida-mareykanka\/","title":{"rendered":"Toogashadii Florida oo M\/weynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ku Eedeeyey FBIda Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/trump1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44264\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/trump1.jpg\" alt=\"\" width=\"884\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/trump1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/trump1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 884px) 100vw, 884px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday laanta dambi baarista ee FBI-da oo sida uu sheegay ku guul dareysatay in ay ka hortagto toogasho arbacadii la soo dhaafay lagu qaaday iskuul ku yaalla gobolka Florida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Trump ayaa sheegay in FBI-da ay wakhti badan ku lumisay xaqiijinta in kooxdiisa ka shaqeynaysay ololaha doorashadiisa ay xiriir la lahaayeen dalka Ruushka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu Trump ku sheegay in loo baahan yahay in FBI-du ay u soo laabato shaqadeeda rasmiga ah ee loo igmaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa uu intaasi ku daray in wax aad looga xumaado ay tahay in isla markaana aan la qaadan karin in waxyaabo badan oo muujinayay suurta-galnimada weerarkaasi aanan waxbo laga qaban.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laanta dambi barista ee FBI-da ayaa qiratay in ay ku guul dareysatay in ay deg deg uga jawaabto xog ku saabsanayd in Nikolas Cruz uu qorsheynayay weerarkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Nikolas Cruz ayaa qirtay mas&#8217;uuliyadda toogashadii ka dhacday iskuul ku yaalla Florida oo ay ku dhinteen 17 qof.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kal hore, kumannaan qof ayaa Florida isugu soo baxay waxa ayna dalbanayeen in la xakameeyo hubka gacanta ugu jira dadka rayidka ahi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad abdan ayaa madaxweyne Trump ku dhaliilaya in uu diidan yahay in la xoojiyo sharciyada lagu xakameynayo isticmaalka hubka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse Trump ayaa sheegay in ninka toogashadaasi ka dambeeyay uu qabay xanuun dhanka dhimirka ahi.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday laanta dambi baarista ee FBI-da oo sida uu sheegay ku guul dareysatay in ay ka hortagto toogasho arbacadii la soo dhaafay lagu qaaday iskuul ku yaalla gobolka Florida. Trump ayaa sheegay in FBI-da ay wakhti badan ku lumisay xaqiijinta in kooxdiisa ka shaqeynaysay ololaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44264,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44263","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44263","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44263"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44279,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44263\/revisions\/44279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}