{"id":44255,"date":"2018-02-18T23:38:43","date_gmt":"2018-02-18T20:38:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44255"},"modified":"2018-02-18T23:50:21","modified_gmt":"2018-02-18T20:50:21","slug":"gudoomiyaha-midawga-africa-oo-qmidoobey-ka-codsadey-in-la-maal-geliyo-ciidamada-saaxil-ee-midawga-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/gudoomiyaha-midawga-africa-oo-qmidoobey-ka-codsadey-in-la-maal-geliyo-ciidamada-saaxil-ee-midawga-africa\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Midawga Africa oo Q\/midoobey ka Codsadey in la Maal Geliyo Ciidamada Saaxil ee Midawga Africa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/gud-m-africa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/gud-m-africa.jpg\" alt=\"\" width=\"933\" height=\"526\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/gud-m-africa.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/gud-m-africa-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 933px) 100vw, 933px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Moussa Faki Mahamad Gudoomiyaha Golaha Midowga Afrika, ayaa ku baaqay in taageero dheeraad ah la siiyo ciidamo goboleedka ka hortagga argagixisada ee gobolka Saaxil.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in Qaramada Midoobey laga doonaayo in ay taageerto ciidamadaasi, islamarkaana ay maalgaliso, maadaama Qaaradda Afrika iyo sidoo kale Adduunka ay ka hayaan Khatar weyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha ayaa ka hadlaayay shirka ammaanka ee magaalada Munich isagoo ay wehlinayaan hogaamiyayaasha Afrika, ayuu Mr Faki waxa uu ka digay in xaaladda gobolka Saaxil ay tahay mid loollan ku haysta caalamka, taas oo weliba ah mid ka weyn wax uu hal dal wax ka qaban karo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidammada gobolka Saaxil ee G5 oo ka kooban yihiin shan dal oo ku yaal Galbeedka Afrika ayaa waxa ay la daalaa dhacayeen dhaqaalo yari haysatay tan iyo markii la aasaasay sanadkii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Moussa Faki ayaa ugu baaqay caalamka inay si degdeg ah u eegaan khatar ammaan ee ka taagan gobolka Saaxil, kaas oo ay ka dhacaan weerraro joogta ah oo ay qaadaan maleeshiyaad xiriir la leh urur weynaha Al-qaacidah iyo ururka la baxay\u00a0dowladda Islaamiga ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Faki ayaa sheegay in tallaabooyinka ay qaadaan wadammada ay weerraraasi saameeyeen aanay ku filnayn in lagu xalliyo dhibaatada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Moussa Faki Mahamad Gudoomiyaha Golaha Midowga Afrika, ayaa ku baaqay in taageero dheeraad ah la siiyo ciidamo goboleedka ka hortagga argagixisada ee gobolka Saaxil. Waxaa uu sheegay in Qaramada Midoobey laga doonaayo in ay taageerto ciidamadaasi, islamarkaana ay maalgaliso, maadaama Qaaradda Afrika iyo sidoo kale Adduunka ay ka hayaan Khatar weyn. Gudoomiyaha ayaa ka hadlaayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44256,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44255","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44255","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44255"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44258,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44255\/revisions\/44258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44256"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}