{"id":44247,"date":"2018-02-18T20:54:13","date_gmt":"2018-02-18T17:54:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44247"},"modified":"2018-02-18T20:56:30","modified_gmt":"2018-02-18T17:56:30","slug":"maamulka-somaliland-oo-xirey-agaasimihii-tvga-universal-ee-xaruntiisu-aheyd-magalada-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/maamulka-somaliland-oo-xirey-agaasimihii-tvga-universal-ee-xaruntiisu-aheyd-magalada-hargeysa\/","title":{"rendered":"Maamulka Somaliland oo Xirey Agaasimihii TVga Universal ee Xaruntiisu aheyd Magalada Hargeysa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/universal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44248\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/universal.jpg\" alt=\"\" width=\"890\" height=\"451\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/universal.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/universal-300x152.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 890px) 100vw, 890px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Amniga Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay agaasimihii telefishanka Universal Tv oo ay ku eedeeyeen inuu telefishankiisu siidaayey war laf-jab ku ah ciidanka Booliska.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidanka Booliska ayaa sheegay in sababta loo xidhay tahay in war khalad ah laga baahiyey telefishankaasi, taas oo wax ka sheegaya ciidanka jooga magaaladda Dararweyne oo kala dhex jooga laba beelood oo dhawr jeer dirir ku dhexmartay halkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxa \u00a0ciidanka amnigu xabsiga u taxaabeen agaasimihii Telefishanka UNIVERSAL Maxamed Caabi Digaale \u00a0oo telefishanka uu masuulka ka yahay laga siidaayey warar qaranimada iyo ciidankaba laf jab ku ah, iyadoo ciidamada Booliska \u00a0ee ku sugan Dararweyne ee habeen iyo maalin walba dadkooda u soo jeeda siday u kala badbaadin lahaayeen ku tilmaamay inay reer yihiin taliyihiina ku tilmaameen inuu reer yahay,arrintaasi baadhisteedii ayuu ciidamada wadaa, sharcigaana la gayn doonno\u201dayuu yidhi taliye ku xigeenka Booliska Abdiraxmaan Fooxle<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar la waydiiyey in telefishanku arrintaasi raali galin ka bixiyey inay ku qanci waayeen iyo in kale waxa uu taliye ku xigeenku sheegay in aanay raaligalintaasi khuseyn, waxaanu yidhi \u201cwaxaas la soo qoray nama khuseeyeen, waxa wax laga sheegay waa ciidanka Booliska.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxa cambaareeyey xadhiga agaasimaha Telefishanka ururadda xuquuqul insaanka, Saxaafadda iyo xisbiyadda mucaaradka oo ku tilmaamay in xadhigaasi yahay mid sharciga baalmarsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Amniga Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay agaasimihii telefishanka Universal Tv oo ay ku eedeeyeen inuu telefishankiisu siidaayey war laf-jab ku ah ciidanka Booliska. Ciidanka Booliska ayaa sheegay in sababta loo xidhay tahay in war khalad ah laga baahiyey telefishankaasi, taas oo wax ka sheegaya ciidanka jooga magaaladda Dararweyne oo kala dhex jooga laba beelood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44248,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44247","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44247"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44250,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44247\/revisions\/44250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44248"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}