{"id":44243,"date":"2018-02-18T20:38:53","date_gmt":"2018-02-18T17:38:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44243"},"modified":"2018-02-18T23:03:05","modified_gmt":"2018-02-18T20:03:05","slug":"caafimaadka-qaxootiga-sidii-wax-looga-qaban-lahaa-oo-ay-ka-wada-hadleen-dawladaha-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/caafimaadka-qaxootiga-sidii-wax-looga-qaban-lahaa-oo-ay-ka-wada-hadleen-dawladaha-igad\/","title":{"rendered":"Caafimaadka Qaxootiga Sidii Wax looga Qaban Lahaa oo ay ka Wada Hadleen Dawladaha Igad."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/igad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/igad.jpg\" alt=\"\" width=\"865\" height=\"486\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/igad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/igad-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 865px) 100vw, 865px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Jabuuti waxaa lagu soo gaba-gabeeyay kulan dalalka IGAD ay isugu yimaaddeen, kaas oo looga hadlayay wax ka qabashada baahiyaha caafimaad ee qaxootiga ay qabaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray dhibaatooyinka ay qabaan Qaxootiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Aamin Cabdullaahi oo ah guddoomiye ku xigeenka hay\u2019adda Qaxootiga Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Soomaaliya ay shirkaasi la tagtay \u00a0sidii looga caawin lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalalka IGAD.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay sidoo kale in ay isla garteen in tababaro dheeraad ah la siiyo dadka ka shaqeeya howlaha caafimaadka ee Qaxootiga sidoo kale loo sameeyo dhiiragelin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiye ku xigeenka ayaa xusay in si gaar ah looga hadlay sidii looga hortaggi lahaa Cuduradda Qaaxadda iyo sidoo kale IDISKA in ay ku dhacaan Qaxootiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dalalka IGAD ayaa waday bilihii lasoo dhaafay howlo horumarineed oo ku saabsan Qaxootiga dalalka IGAD.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Jabuuti waxaa lagu soo gaba-gabeeyay kulan dalalka IGAD ay isugu yimaaddeen, kaas oo looga hadlayay wax ka qabashada baahiyaha caafimaad ee qaxootiga ay qabaan. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray dhibaatooyinka ay qabaan Qaxootiga Soomaaliyeed. Maxamed Aamin Cabdullaahi oo ah guddoomiye ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44244,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44243","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44243","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44243"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44246,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44243\/revisions\/44246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44244"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}