{"id":4423,"date":"2011-11-24T12:23:08","date_gmt":"2011-11-24T12:23:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4423"},"modified":"2011-11-24T12:23:08","modified_gmt":"2011-11-24T12:23:08","slug":"madaxweyne-shariif-oo-adids-abab-gaaray-iyo-ethopai-oo-qorshaheed-siyaasadeed-ee-soomaliaya-ku-wajahan-soo-bandhigeyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/madaxweyne-shariif-oo-adids-abab-gaaray-iyo-ethopai-oo-qorshaheed-siyaasadeed-ee-soomaliaya-ku-wajahan-soo-bandhigeyso\/","title":{"rendered":"Madaxweyne shariif oo adids abab gaaray iyo Ethopai oo qorshaheed siyaasadeed ee soomaliaya ku wajahan soo  bandhigeyso"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/madaxweynaha.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4424\" title=\"madaxweynaha\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/madaxweynaha.jpeg\" alt=\"\" width=\"216\" height=\"234\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>(Wakaalada wararka soomaaliyed Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyaga oo kusii jeeda magaalada Adis Ababa ee xarunta Ethiopia.<\/p>\n<p>Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xubnaha socdaalkiisa ku wehlinaya waxaa ka mid ah Wasiirka difaaca Xukuumadda KMG Soomaaliya Xuseen Carab\u00a0 Ciise iyo Xubno kale oo ka tirsan dowladda KMG ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariif iyo waftigiisa ayaa magaalada Adis Ababa uga qayb gali doona kulan maalinta berri ka furmi doona kaasi oo uu soo qaban qaabiyey Urur goboleedka IGAD loogana hadlaayo xaaladaha amni ee Sooomaaliya.<\/p>\n<p>Qodobada diiradda lagu saari doono kulanka berri furmaaya ayaa waxaa kamid ah hawlgalada ay Soomaaliya u galeen Ciidamada Kenya iyo Ethiopia iyo sidii loo xoojin lahaa dagaalka lala gelaayo Al shabaab.<\/p>\n<p>Dhamaadka kulanka ayaa lagu wadaa in laga soo saaro war murtiyeed muujinaaya natiijooyinka kasoo baxa iyo sidoo kale qaabka loo wajahaayo hawlgalada ka dhanka ah xarakada mujaahidiinta ee Al shabaab.<\/p>\n<p>Dhanka kale dawlada Ethiopia oo ay Ciidamo badan ka joogaan Gudaha Soomaaliya ayaa\u00a0 horay u diiday in ay\u00a0 qirato in ciidamo ka joogaan gudaha soomaaliya , waxaana ay xustay in Maalinta Jimcaha ah ay go\u2019aansandoonto kun dhawaaqi doonto hadii ay Ciidamadeedu galayaan Soomaaliya iyo hadii kale Xilligaasi oo uu kulan ay Hogaamiyayaasha Afrika isugu Imaanayaan ka dhici doono Magaalada Addisababa ee Dalka Itoobiya oo ay ku taalo xarunta Midawga Afrika.<\/p>\n<p>Si kastaba arrintu ha ahaatee waxaa la dhawrayaa Go\u2019aan ay maalinta Jimcaha ah ka qaataan Itoobiya Xubnaha Sare ee dawlada KMG ah ee Soomaaliya, Maadaama xilligaan aragti ahaan ay kala duwan yihiin Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka iyadoo Gudoomiyaha iyo Xubnaha la socda oo ay kamid yihiin\u00a0 Xaabsade iyo afaraale oo caan ku ahaan Xilligii\u00a0 Hogaamiya koxeedyada ka talinta Gobolada Bay iyo Bakool ay hada quudaraynayaan in iyagoo huwan magaca Itoobiya ay dib ugu gurya noqdaan Magaalada Baydhabo oo hada ay gacanta ku hayaan\u00a0 xarakada Al shabaab<span id=\"mce_marker\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><strong><span style=\"font-size: 13pt;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(Wakaalada wararka soomaaliyed Warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><strong><span style=\"font-size: 20pt;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyaga oo kusii jeeda magaalada Adis Ababa ee xarunta Ethiopia.<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xubnaha socdaalkiisa ku wehlinaya waxaa ka mid ah Wasiirka difaaca Xukuumadda KMG Soomaaliya Xuseen Carab\u00a0 Ciise iyo Xubno kale oo ka tirsan dowladda KMG ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">Madaxweyne Shariif iyo waftigiisa ayaa magaalada Adis Ababa uga qayb gali doona kulan maalinta berri ka furmi doona kaasi oo uu soo qaban qaabiyey Urur goboleedka IGAD loogana hadlaayo xaaladaha amni ee Sooomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">Qodobada diiradda lagu saari doono kulanka berri furmaaya ayaa waxaa kamid ah hawlgalada ay Soomaaliya u galeen Ciidamada Kenya iyo Ethiopia iyo sidii loo xoojin lahaa dagaalka lala gelaayo Al shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">Dhamaadka kulanka ayaa lagu wadaa in laga soo saaro war murtiyeed muujinaaya natiijooyinka kasoo baxa iyo sidoo kale qaabka loo wajahaayo hawlgalada ka dhanka ah xarakada mujaahidiinta ee Al shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">Dhanka kale dawlada Ethiopia oo ay Ciidamo badan ka joogaan Gudaha Soomaaliya ayaa<span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0 <\/span>horay u diiday in ay\u00a0 qirato in ciidamo ka joogaan gudaha soomaaliya , waxaana ay xustay in Maalinta Jimcaha ah ay go\u2019aansandoonto kun dhawaaqi doonto hadii ay Ciidamadeedu galayaan Soomaaliya iyo hadii kale Xilligaasi oo uu kulan ay Hogaamiyayaasha Afrika isugu Imaanayaan ka dhici doono Magaalada Addisababa ee Dalka Itoobiya oo ay ku taalo xarunta Midawga Afrika.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 12pt; font-family: &quot;Times New Roman&quot;; mso-fareast-font-family: 'Times New Roman'; mso-ansi-language: EN-US; mso-fareast-language: EN-US; mso-bidi-language: AR-SA;\">Si kastaba arrintu ha ahaatee waxaa la dhawrayaa Go\u2019aan ay maalinta Jimcaha ah ka qaataan Itoobiya Xubnaha Sare ee dawlada KMG ah ee Soomaaliya, Maadaama xilligaan aragti ahaan ay kala duwan yihiin Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka iyadoo Gudoomiyaha iyo Xubnaha la socda oo ay kamid yihiin\u00a0 Xaabsade iyo afaraale oo caan ku ahaan Xilligii<span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0 <\/span>Hogaamiya koxeedyada ka talinta Gobolada Bay iyo Bakool ay hada quudaraynayaan in iyagoo huwan magaca Itoobiya ay dib ugu gurya noqdaan Magaalada Baydhabo oo hada ay gacanta ku hayaan<span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0 <\/span>xarakada Al shabaab<\/span><\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wakaalada wararka soomaaliyed Warsom.com) \u00a0 Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyaga oo kusii jeeda magaalada Adis Ababa ee xarunta Ethiopia. Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xubnaha socdaalkiisa ku wehlinaya waxaa ka mid ah Wasiirka difaaca Xukuumadda KMG Soomaaliya Xuseen Carab\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4423","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4423"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4427,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4423\/revisions\/4427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}