{"id":44224,"date":"2018-02-17T18:14:24","date_gmt":"2018-02-17T15:14:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44224"},"modified":"2018-02-17T18:16:42","modified_gmt":"2018-02-17T15:16:42","slug":"hawlgaladda-ciidamada-dawladda-oo-ay-dhaliileen-wax-garadka-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/hawlgaladda-ciidamada-dawladda-oo-ay-dhaliileen-wax-garadka-gobolka-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Hawlgaladda Ciidamada Dawladda oo ay Dhaliileen Wax Garadka Gobolka Shabeelaha Hoose."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/sh-hoose-hawlgal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/sh-hoose-hawlgal.jpg\" alt=\"\" width=\"965\" height=\"724\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/sh-hoose-hawlgal.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/sh-hoose-hawlgal-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 965px) 100vw, 965px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa soo baxaya dhaliillo loo jeedinayo howlgalada ciidamada dowladda iyo kuwa midowga Africa AMISOM ka wadaan qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxgaradka iyo odayaasha gobolka oo qaarkood la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan gobolka marka ay ciidamada dowladda deegaan la wareegaanba soo dhaweeyaan, laakiin marka danbe ciidamada dib uga gurtaan goobihii ay qabsadeen taasoo dhibaato Amni ku ah dadka shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Suldaan Cali Shariif oo ka mid ah waxgaradka degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dadka Shacabka aysan u rooneyn howlgallada ay waddaan ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan leenahay dowladda ma wanaagsana in shacabka iyo Al-shabaab leyska horkeeno, waayo shacabka oo u hamuun qaba dowladnimada marka ay arkaan ciidamada oo ay soo dhaweeyaan in haddana dib deegaannadii looga baxo arin wanaagsan ma\u2019aha ayuu yiri Suldaan Cali Shariif.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in qeybo ka mid ah deegaannadii ay dhawaan tageen ciidamada dowladda shacabkii ku dhaqnaa qaarkoodna la xirxiray kuwa kalana sida uu hadalka u dhigay loo geystay jir dil iyada oo lagu eedeynayo in ay taageero u yihiin dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa ayaa inta badan dib uga soo gurta deegaannada ay kala wareegaan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya dhaliillo loo jeedinayo howlgalada ciidamada dowladda iyo kuwa midowga Africa AMISOM ka wadaan qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose. Waxgaradka iyo odayaasha gobolka oo qaarkood la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan gobolka marka ay ciidamada dowladda deegaan la wareegaanba soo dhaweeyaan, laakiin marka danbe ciidamada dib uga gurtaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44225,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44224","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44224","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44224"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44227,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44224\/revisions\/44227"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44225"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}