{"id":44211,"date":"2018-02-17T17:41:20","date_gmt":"2018-02-17T14:41:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44211"},"modified":"2018-02-17T17:42:08","modified_gmt":"2018-02-17T14:42:08","slug":"dhalinyaro-hore-uga-tahriibtey-soomaaliya-oo-la-filayo-in-maanta-laga-soo-celiyo-dalka-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/dhalinyaro-hore-uga-tahriibtey-soomaaliya-oo-la-filayo-in-maanta-laga-soo-celiyo-dalka-liibiya\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro Hore uga Tahriibtey Soomaaliya oo La Filayo in Maanta laga Soo Celiyo Dalka Liibiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib33.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44212\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib33.jpg\" alt=\"\" width=\"889\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib33.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib33-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 889px) 100vw, 889px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa soconaya dadaal ballaaran oo dowladda Soomaaliya ugu jirto sidii loo soo badbaadin lahaa tahriibayaasha Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan qeybo ka mid ah dalkaasi Libiya, kuwaa oo muddo dheer u xirnaa kooxo Magafayaal ah oo ka ganacsada dadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub,\u00a0<em>Ambassador Ali<\/em>\u00a0Siciid Fiqi oo muddooyinkaan dambe ku hawlanaa sidii dhalinyaradaasi loo sii dayn lahaa, maadaama Madaxweyne Farmaajo arintaasi uu u xil saaray, ayaa wuxuu sheegay dadaal dheer inay ku guulaysteen arintaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mid ka mid ah dhalinyaradan dib loogu soo celinayo dalka oo muuqaal Video ah looga duubay Garoonka Diyaaradaha Caasimada Libya ee Tripoli, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu u duulo Magaalada Muqdisho, kadib laba sano oo uu ku xirnaa dalka Libya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay inuu kaga mahadcelinaayo dowladda Somaliya inay ka shaqeyso sidii xabsiyada Libya iyo magafayaasha looga sii dayn lahaa dhalinyarada Somaliyed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo, ayaa balan qaaday in dowladiisa ay dadaal badan ku bixin doonto sidii loo sii dayn lahaa maxaabiista Somaliyed ee ku xiran dalalka caalamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Waxaa soconaya dadaal ballaaran oo dowladda Soomaaliya ugu jirto sidii loo soo badbaadin lahaa tahriibayaasha Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan qeybo ka mid ah dalkaasi Libiya, kuwaa oo muddo dheer u xirnaa kooxo Magafayaal ah oo ka ganacsada dadka. Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub,\u00a0Ambassador Ali\u00a0Siciid Fiqi oo muddooyinkaan dambe ku hawlanaa sidii dhalinyaradaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44211","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44211"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44214,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44211\/revisions\/44214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}