{"id":44207,"date":"2018-02-17T17:28:16","date_gmt":"2018-02-17T14:28:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44207"},"modified":"2018-02-17T17:33:37","modified_gmt":"2018-02-17T14:33:37","slug":"gaari-walxaha-qarxa-laga-soo-buuxiyey-oo-ciidamada-dalka-kenya-qabteen-iyo-cidda-kadanbeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/gaari-walxaha-qarxa-laga-soo-buuxiyey-oo-ciidamada-dalka-kenya-qabteen-iyo-cidda-kadanbeysa\/","title":{"rendered":"Gaari Walxaha Qarxa laga soo Buuxiyey oo Ciidamada Dalka Kenya Qabteen iyo Cidda Kadanbeysa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/kenya-walxaha-qarxa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/kenya-walxaha-qarxa.jpg\" alt=\"\" width=\"995\" height=\"662\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/kenya-walxaha-qarxa.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/kenya-walxaha-qarxa-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 995px) 100vw, 995px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Booliiska gobolka Isiolo ee Waqooyi Barri Kenya ayaa sheegaya in ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa oo ka yimid dhinaca gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay sheegeen maamulka gobolkaasi in ay la socdeen dhaqdhaqaaqa gaarigaasi tan iyo markii uu kasoo baxay gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaariga ayaa waxaa saarnaa Miinooyinka dhulka lagu Aaso, Qoryo, Bambooyin iyo Mindiyo Afeysan sidda ay xaqiijiyeen Saraakiisha ciidamada Ammaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Booliska gobolkaasi ayaa sidoo kale xusay in gaariga ay saarnaayeen waxyaabo la doonaayay in la qarxiyo oo laga sameeyay Kiimiko.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaariga Qaraxa siday ayaa waxaa waday labo nin oo Kenyaan ah oo mid ka mid ah lagu magacaabo Cabdimajiid Xasan, waxaana la sheegay in labaduna ay baxsadeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Booliska ayaa hadda wadda howlgallo ay ku baadi goobayaan ragaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalmihii la soo dhaafay Al-Shabaab ayaa xoojiyay weeraradda ay ka geysanayaan gudaha Kenya gaar ahaan gobolka Waqooyi Barri.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Booliiska gobolka Isiolo ee Waqooyi Barri Kenya ayaa sheegaya in ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa oo ka yimid dhinaca gudaha dalka Soomaaliya. Waxaa ay sheegeen maamulka gobolkaasi in ay la socdeen dhaqdhaqaaqa gaarigaasi tan iyo markii uu kasoo baxay gudaha Soomaaliya. Gaariga ayaa waxaa saarnaa Miinooyinka dhulka lagu Aaso, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44208,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44207"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44210,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44207\/revisions\/44210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}