{"id":44202,"date":"2018-02-16T23:51:35","date_gmt":"2018-02-16T20:51:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44202"},"modified":"2018-02-16T23:53:11","modified_gmt":"2018-02-16T20:53:11","slug":"dalka-itoobiya-oo-xaalad-deg-deg-ah-lagu-soo-rogey-kadib-is-csilaadii-rwasaarihii-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/dalka-itoobiya-oo-xaalad-deg-deg-ah-lagu-soo-rogey-kadib-is-csilaadii-rwasaarihii-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Dalka Itoobiya oo Xaalad Deg Deg ah Lagu soo Rogey Kadib is Csilaadii R\/Wasaarihii Dalkaasi."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/itoobiya-xalad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44203\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/itoobiya-xalad.jpg\" alt=\"\" width=\"982\" height=\"552\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/itoobiya-xalad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/itoobiya-xalad-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 982px) 100vw, 982px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Itoobiya ayaa looga dhawaaqay xaalad deg deg ah kaddib markii maalintii shalay uu xilka iska casilay ra\u2019iisal wasaarihii dalkaas soo xukumayay Shantii sano ee u danbeysay Hailemariam Desalegn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tallaabada ayaa waxaa ku dhawaaqay golaha golaha wasiirada Jimcihii maanta sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda, waxaana ay qaadan doontaa xaaladan deg deg ah mudo ku siman saddex bilood<\/p>\n<p align=\"justify\">Sanadkii 2017dii aynu soo dhaafnay ayeey aheyd markii ay dowladdu qaaday 10 bilood oo xaalad deg deg ah, kaddib rabashado ay ku dhinteen boqolaal ruux ay ka dhacay qeybo ka mid ah dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qowmiyadaha Oromada iyo Amhara ayaa dhigeya dibadbaxyo waaweyn oo ay ku doonayaan isbadal siyaasadeed oo ka dhaqan gala dalkaas, waana tan keentay in ugu danbeyntii ra\u2019iisal wasaarihii wadanka uu is casilo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Oromia iyo Amhara ayaa ah labada Qowmiyadood ee ugu ballaaran guud ahaan marka la eego dalka Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Itoobiya ayaa looga dhawaaqay xaalad deg deg ah kaddib markii maalintii shalay uu xilka iska casilay ra\u2019iisal wasaarihii dalkaas soo xukumayay Shantii sano ee u danbeysay Hailemariam Desalegn. Tallaabada ayaa waxaa ku dhawaaqay golaha golaha wasiirada Jimcihii maanta sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda, waxaana ay qaadan doontaa xaaladan deg deg ah mudo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44202"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44205,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44202\/revisions\/44205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}