{"id":44198,"date":"2018-02-16T23:41:35","date_gmt":"2018-02-16T20:41:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44198"},"modified":"2018-02-16T23:42:35","modified_gmt":"2018-02-16T20:42:35","slug":"tahriibayaal-dawladda-soomaaliya-sheegtey-in-ay-dalka-kusoo-celineyso-iyadoo-laga-keenayo-dalka-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/tahriibayaal-dawladda-soomaaliya-sheegtey-in-ay-dalka-kusoo-celineyso-iyadoo-laga-keenayo-dalka-liibiya\/","title":{"rendered":"Tahriibayaal Dawladda Soomaaliya Sheegtey in ay Dalka kusoo Celineyso iyadoo laga keenayo Dalka Liibiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44199\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib21.jpg\" alt=\"\" width=\"935\" height=\"701\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib21.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib21-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 935px) 100vw, 935px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib dalka ugu soo celin doonto Carruur ka mid ah tahriibayaasha ku dhibaateysan dalka Liibiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maryam Yaasiin Xaaji Yuusuf oo ah Ergayga gaarka ah ee xukuumadda Soomaaliya u qaabbilsan Xuquuqda Tahriibayaasha oo ka mid ah wafdi ay dowladda Federaalka u dirtay halkaasi oo safar ku tagay Liibiya iyo Tuniisiya ayaa sheegtay inuu haatan socdo dedaal ku aaddan sidii ay dhallinyaradaasi dib ugu soo celin lahaayeen dalkooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maryan oo la hadashay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegtay in ay jiraan caruur badan oo la kulmay dhibaatooyin kala duwan, kuwaas oo qaar ka mid ah ay haatan ku guuleysteen inay soo celiyaan dhawaan, halka inta hadhayna ay waqtiyada xiga soo deyn doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ergeyga ayaa intaa raacisay in Tahriibayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan Liibiya ay halkaasi ku haystaan tacaddiyo ba\u2019an oo xagga nolosha iyo xorriyaddaba ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maryan ayaa walaac xooggan ka muujisay dhibaatooyinka ba\u2019an ee ay kooxaha magafayaashu u geystaan Dadka Tahriibaya , kuwaasoo intooda badan ku sugan meelo ayan Dowladda Liibiya gacanta ku hayn ama goobo qarsoodi ah iskana qariya laamaha ammaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Carruurta haatan lagu wado in lagu soo celiyo dalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Tahriibayaasha ayaa u sheegay wafdigan dowladda federaalka ka socda iyo saraakiisha hay\u2019adda IOM in laga qaato lacago ka badan inta ay sheegtaan magafayaashu, balse aysan ciqaabta iyo haysashaduba lahayn waqti xaddidan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka Soomaaliyeed ee Tahriibta ku tegey dalka Liibiya ayay ku qiyaastay kumannaan qof oo u badan dhallinyaro, kuwaas oo loo geysto Jirdil Kufsi iyo ciqaabo kulul oo qaarkood ay u dhintaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddadii Sanadka ahayd ee ay jirtay ku dedaashay inay xabsiyada iyo goobaha kale ee lagu haystoba ay ka soo sii deyso Maxaabiis badan oo u xirnaa siyaabo kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib dalka ugu soo celin doonto Carruur ka mid ah tahriibayaasha ku dhibaateysan dalka Liibiya. Maryam Yaasiin Xaaji Yuusuf oo ah Ergayga gaarka ah ee xukuumadda Soomaaliya u qaabbilsan Xuquuqda Tahriibayaasha oo ka mid ah wafdi ay dowladda Federaalka u dirtay halkaasi oo safar ku tagay Liibiya iyo Tuniisiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44198"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44201,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44198\/revisions\/44201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}