{"id":44164,"date":"2018-02-16T01:50:24","date_gmt":"2018-02-15T22:50:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44164"},"modified":"2018-02-16T01:51:36","modified_gmt":"2018-02-15T22:51:36","slug":"nin-soomaali-ah-oo-lagu-eedeeyey-in-uu-dili-lahaa-boqorada-dalka-britain-waa-maxey-sababta-uu-u-dili-lahaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/nin-soomaali-ah-oo-lagu-eedeeyey-in-uu-dili-lahaa-boqorada-dalka-britain-waa-maxey-sababta-uu-u-dili-lahaa\/","title":{"rendered":"Nin Soomaali ah oo Lagu Eedeeyey in uu Dili Lahaa Boqorada Dalka Britain Waa Maxey Sababta uu u Dili Lahaa?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/boqorada-ingiriiska.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44165\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/boqorada-ingiriiska.jpg\" alt=\"\" width=\"890\" height=\"534\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/boqorada-ingiriiska.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/boqorada-ingiriiska-300x180.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 890px) 100vw, 890px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Aweys Shikhey laakiin heysta dhalashada dalka Netherland ayaa la soo taagay maxkamad ku taal magaalada London iyadoo loo haysto dambiyo kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ku eedeysan yahay dambiyo ay ka mid yihiin inuu lacag gaareysa \u00a310,000 uu Bangiga Barclays Bank si been ah ugaga amaahday isagoo u sheegay inuu doonayo inuu ku guursado balse uu qorsheynayay inuu ugu safro dalka Siiriya si uu ugu biiro ururka Daacish ama IS.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Aweys Shiikhey oo 38 sano jir ahaana darawal gaadiidka caanaha qaada ayaa beeniyay inuu qorsheynayay in uu dilo boqorada dalka Ingiriiska iyo Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Britain David Cameron.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sidoo kale ka mid ah dacwadaha ka dhanka ah in uu sheeko ku saabsan weerar lagu qaado Yahuuda degen Stamford Hill uu la wadaaga qof kale iyo taageerayaasha ka soo baxaya garoonka White Hart Lane ee ay ku ciyaarto kooxda Tottenham Hotspur oo ka mid ah kooxaha ka ciyaara horyaalka wadanka Ingiriiska isagoo isticmaalaya,qoriga,AK47,Aweys,<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>dilo DavidCameron,iyo,Boqorad,Elizabeth.Dhagaysigadacwada,loohaysto,Aweys,Shiikhey,ayaa,bloo dhigey waqti aan la cayimin.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Aweys Shikhey laakiin heysta dhalashada dalka Netherland ayaa la soo taagay maxkamad ku taal magaalada London iyadoo loo haysto dambiyo kala duwan. Waxaa uu ku eedeysan yahay dambiyo ay ka mid yihiin inuu lacag gaareysa \u00a310,000 uu Bangiga Barclays Bank si been ah ugaga amaahday isagoo u sheegay inuu doonayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44165,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44164"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44167,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44164\/revisions\/44167"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}