{"id":44113,"date":"2018-02-14T04:39:26","date_gmt":"2018-02-14T01:39:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44113"},"modified":"2018-02-14T04:43:28","modified_gmt":"2018-02-14T01:43:28","slug":"dhamaan-gayiga-soomaaliland-oo-lga-soo-sheegayo-jaad-laaan-aad-u-baahsan-nooc-walba-kan-itoobiya-iyo-kan-kenyaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/dhamaan-gayiga-soomaaliland-oo-lga-soo-sheegayo-jaad-laaan-aad-u-baahsan-nooc-walba-kan-itoobiya-iyo-kan-kenyaba\/","title":{"rendered":"Dhamaan Gayiga Soomaaliland oo lga soo Sheegayo Jaad La&#8217;aan aad u Baahsan Nooc Walba kan Itoobiya iyo kan Kenyaba."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jaad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44115\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jaad.jpg\" alt=\"\" width=\"839\" height=\"559\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jaad.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jaad-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 839px) 100vw, 839px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Somaliland ayaa maanta laga dareemay Qaad la\u2019aan ka dib markii Itoobiya laga joojisay jaadkii ka iman jirey ee lagu cuni jirey Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka cuna jaadka ayaa maanta u ahayd maalin ku adag, waxaanay dhex wareegayeen suuqyadda magaaladda si wax yar uun usoo helaan oo qaadiradda iskaga jabiyaan, waxaana goor dambe la keenay jaad yar oo qaali ah iyadoo Rubucii jaadka ahaa oo markii hore konton kun oo Somaliland shilling la siin jirey maanta lagu iibinayey boqol iyo konton Somaliland shilling, waxaanay jaadkaasi qaali garoobay keentay in dadka qaar isku dayaan inay boobaan, inkastoo markiiba ciidanku soo kala gaadheen, haseyeeshee dad gadoodsan ayaa ku qamaamay jaadkan yar ee yimid ee waliba qaaliga lagu iibinayey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaadka ayaa la hakiyey saddex cisho, iyado wararka sheegayaan in munaasibada qaran ee Itoobiya darteed loo joojiyey, halka qaar kale sheegayaan in shalay isku dhac kale ku yimid Oromadda iyo Soomaalidda taasina ay keentay qaadka la joojiyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haseyeeshee illa hadda dawlada Itoobiya iyo Somaliland midna kama hadal, haseyeeshee dadka ka gacansada qaadka ayaa sheegay in sababta loo joojiyey tahay isku dhaca ku yimid Soomaalida iyo Oromadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somaliland ayaa maanta laga dareemay Qaad la\u2019aan ka dib markii Itoobiya laga joojisay jaadkii ka iman jirey ee lagu cuni jirey Somaliland. Dadka cuna jaadka ayaa maanta u ahayd maalin ku adag, waxaanay dhex wareegayeen suuqyadda magaaladda si wax yar uun usoo helaan oo qaadiradda iskaga jabiyaan, waxaana goor dambe la keenay jaad yar oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44115,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44113"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44117,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44113\/revisions\/44117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}