{"id":441,"date":"2011-05-06T10:27:40","date_gmt":"2011-05-06T10:27:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=441"},"modified":"2011-05-06T10:27:40","modified_gmt":"2011-05-06T10:27:40","slug":"shiikh-ccaziiz-abuu-muscab-oo-shaaciyey-in-ay-dileen-horjooge-xasan-qoryooley-iyo-kooxda-ahlu-sunna-oo-qiratay-geeridiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/shiikh-ccaziiz-abuu-muscab-oo-shaaciyey-in-ay-dileen-horjooge-xasan-qoryooley-iyo-kooxda-ahlu-sunna-oo-qiratay-geeridiisa\/","title":{"rendered":"Shiikh C\/Caziiz Abuu Muscab oo Shaaciyey In ay Dileen Horjooge Xasan Qoryooley Iyo Kooxda Ahlu Sunna oo Qiratay Geeridiisa"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab Shiikh C\/caziiz Abuu Muscab ayaa Shaaca In ay Khaarajiyeen Horjaagaha Ahlu Sunna U Qaabilsnaa Gobolka Gedo Ahaana gudoomiye Ku Xigeenka kooxda Ahlu Sunna ee Koonfurta Soomaaliya Xasan Qoryooley<\/p>\n<p>Abuu Muscab oo La Hadlayey Warbaahinta Gudaha ayaa Xusay In xasan Qoryooley ay Ku Dhaawaceen dagaaladii Ugu dambeeyey ee Gobolka Gedo isla markaan dhaawaciisa Loola Cararay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaasina uu Ku Geeriyooday<\/p>\n<p>Sidoo kale Afhayeen u hadlay Kooxda Ahlu Sunna ayaa Qiray In ay xaqiiqo Tahay Geerida Xasan Qoryooley ka dib Dhaawac Culus Oo Ka Soo gaaray dagaaladii Dhawaan Ka Dhacay Gedo<\/p>\n<p>Waxaa Galinkii Dambe Ee Shalay Lagu aasay M&lt;agaalada Bambaso ee dalka Kenya<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"><strong><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab Shiikh C\/caziiz Abuu Muscab ayaa Shaaca In ay Khaarajiyeen Horjaagaha Ahlu Sunna U Qaabilsnaa Gobolka Gedo Ahaana gudoomiye Ku Xigeenka kooxda Ahlu Sunna ee Koonfurta Soomaaliya Xasan Qoryooley Abuu Muscab oo La Hadlayey Warbaahinta Gudaha ayaa Xusay In xasan Qoryooley ay Ku Dhaawaceen dagaaladii Ugu dambeeyey ee Gobolka Gedo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-441","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=441"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441\/revisions\/444"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}