{"id":44082,"date":"2018-02-12T01:50:46","date_gmt":"2018-02-11T22:50:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44082"},"modified":"2018-02-12T01:51:40","modified_gmt":"2018-02-11T22:51:40","slug":"xilalka-taliyeyaasha-ciidamada-oo-mweyne-farmaajo-sheegey-in-si-dhaqso-ah-loo-soo-magacaabi-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/xilalka-taliyeyaasha-ciidamada-oo-mweyne-farmaajo-sheegey-in-si-dhaqso-ah-loo-soo-magacaabi-doono\/","title":{"rendered":"Xilalka Taliyeyaasha Ciidamada oo M\/weyne Farmaajo Sheegey in Si dhaqso ah loo soo Magacaabi Doono."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/farmajo-xil-banaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44083\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/farmajo-xil-banaan.jpg\" alt=\"\" width=\"911\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/farmajo-xil-banaan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/farmajo-xil-banaan-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 911px) 100vw, 911px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo wali aan la soo magacaabin muddo ka badan saddex bilood xilalka taliyayaasha Nabad-sugida iyo Booliiska, ayuu sheegay in madaxweyne Farmaajo in sida ugu dhaqsiyaha badan dowladdiisu u magacaabi doonoto xilalka taliyayaasha wali bannaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa ku amaanay taliyayaasha ku-meel-gaar ah ee Nabad-sugida iyo Booliiska shaqada wanaagsan oo ay Amaanka ka qabteen isaga oo intaa ku darray in dowladdu gacanta ku heyso soo magacabista taliyayaasha cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">29kii October ee sanadkii hore ayeey aheyd markii golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya xilalkii ka qaadeen taliyayaashii Nabad-sugida iyo Booliiska Soomaaliyeed, ilaa iyo haddana waxaa howlihii labada talis ciidan si Ku-meel-gaar ah u sii wado ku-xiggeennadii taliyayaasha xilalka laga qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyihii hore ee hay&#8217;adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo mar la weydiiyay sababta uu u maleynayo in wali dowladdu ku dhiiran la&#8217;dahay magacaabista xilka taliyaha Nabad-sugida iyo Booliiska ayuu sheegay in ay dhici karta in madaxda dowladda ka fiirsanayaan shaqsiyaadkii ay howshaa ku aamni lahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo wali aan la soo magacaabin muddo ka badan saddex bilood xilalka taliyayaasha Nabad-sugida iyo Booliiska, ayuu sheegay in madaxweyne Farmaajo in sida ugu dhaqsiyaha badan dowladdiisu u magacaabi doonoto xilalka taliyayaasha wali bannaan. Madaxweynaha ayaa ku amaanay taliyayaasha ku-meel-gaar ah ee Nabad-sugida iyo Booliiska shaqada wanaagsan oo ay Amaanka ka qabteen isaga oo intaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44083,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44082","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44082"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44085,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44082\/revisions\/44085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}