{"id":44078,"date":"2018-02-12T01:41:38","date_gmt":"2018-02-11T22:41:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44078"},"modified":"2018-02-12T01:44:04","modified_gmt":"2018-02-11T22:44:04","slug":"xiisadda-colaadeed-ee-ka-dhex-oogantey-israaiil-iyo-syria-oo-qaramada-midoobey-walaac-ka-muujisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/xiisadda-colaadeed-ee-ka-dhex-oogantey-israaiil-iyo-syria-oo-qaramada-midoobey-walaac-ka-muujisey\/","title":{"rendered":"Xiisadda Colaadeed ee ka Dhex oogantey Israa&#8217;iil iyo Syria oo Qaramada Midoobey Walaac ka Muujisey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/dagal-syria-iyo-israaiil.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44079\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/dagal-syria-iyo-israaiil.jpg\" alt=\"\" width=\"907\" height=\"510\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/dagal-syria-iyo-israaiil.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/dagal-syria-iyo-israaiil-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 907px) 100vw, 907px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo xiisadda u dhaxaysa Israa&#8217;iil iyo Suuriya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Guterres ayaa sheegay in si dhaw uu ula socdo xiisdda militari ee sii kordhaysa ee labada dhinac u dhaxaysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Militariga Israa&#8217;iil ayaa waxay ku tilmaamee duqaymihi ay ka fuliyeen gudaha Suuriyua ay ahaayeen duqaymihii ugu waynaa oo noocooda ah ee 30 sano ee ugu dambeeyay ay fuliyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeen u hadlay militariga Israa&#8217;iil ayaa sheegay in duqaymaha inta badan lala bartilmaameedsaday goobo u dhaw caasimada Dimishiq.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Conricus ayaa sheegay in bartilmaameedkoodu uu ahaa oo kali ah saldhigyo militari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Raisul wasaaraha Israa&#8217;iil Benjamin Netanyahu ayaa dhankiisa ku eedeeyya Iiraan in ay ku soo xadgudubtay hawada Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Netanyahu ayaa xusay in Iiraan iyada oo isticmaalaysa dhulka Suuriya ay weerar ku soo qaadayso Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarada militariga Israa&#8217;iil ay ka fuliyeen gudaha Israa&#8217;iil ayaa ka dambeeyay ka dib markii diyaarad militari oo ay Israa&#8217;iil leedahay la soo riday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaaradan Israa&#8217;iil ayaa ku burburtay gudaha Israa&#8217;iil ka dib markii lidka diyaaradaha ay la beegsateen militariga Suuriya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mareykanka iyo Ruushka ayaa waxay muujiyeen isda ay uga walaacsan yihiin xiisadda sii kordhaysa ee labada dhinac u dhaxaysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44073\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo xiisadda u dhaxaysa Israa&#8217;iil iyo Suuriya. Mr Guterres ayaa sheegay in si dhaw uu ula socdo xiisdda militari ee sii kordhaysa ee labada dhinac u dhaxaysa. Militariga Israa&#8217;iil ayaa waxay ku tilmaamee duqaymihi ay ka fuliyeen gudaha Suuriyua [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44078"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44081,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44078\/revisions\/44081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}