{"id":44065,"date":"2018-02-11T21:47:50","date_gmt":"2018-02-11T18:47:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44065"},"modified":"2018-02-11T21:55:14","modified_gmt":"2018-02-11T18:55:14","slug":"ololaha-doorashada-barlamaanka-jabuuti-oo-laga-dareemayo-dalka-jabuuti-ee-aan-walaalaha-nahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/ololaha-doorashada-barlamaanka-jabuuti-oo-laga-dareemayo-dalka-jabuuti-ee-aan-walaalaha-nahey\/","title":{"rendered":"Ololaha Doorashada Barlamaanka Jabuuti oo laga Dareemayo Dalka Jabuuti ee aan Walaalaha Nahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jabuuti-doorasho-barlamaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jabuuti-doorasho-barlamaan.jpg\" alt=\"\" width=\"851\" height=\"638\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jabuuti-doorasho-barlamaan.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jabuuti-doorasho-barlamaan-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 851px) 100vw, 851px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guud ahaan degmooyinka dalka Jabuuti waxaa ka socda\u00a0 ololaha doorashooyinka Baarlamaanka dalkaasi, waxaana ku tartamaya xisbiyada isku tagay aqlabiyadda madaxtooyada UMP iyo xisbiyada EDG PDD iyadoo \u00a0ay ku tartamayaan ilaa 65 xildhibaan oo kasoo bixi doonta dhamaan dalka Jabuuti oo dhan.<\/p>\n<p align=\"justify\">65-ka xildhibaan ee loo tartamayo 35-xildhiban oo ka mid ah waxa ay kasoo bixi donaan caasimadda Jabuuti halka 30-ka xildhibaan ee kalana laga soo dooran doono afarta gobol ee dalka, waxana xisbiga talada haya kula Tartami doona gobolada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ololaha doorashooyinka dalka Jabuuti ayaa waxay\u00a0 socon doonaan ilaa 23-ka bishan aan ku jirno iyadoo \u00a0dadku ay u dareeri donaan goobaha codbixinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ammaanka dalka Jabuuti ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Mas\u2019uuliyiinta dowladda Jabuuti ay Xisbiyadda ugu baaqeen in ay ololaha u sameeyeen si nabad geliyo ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43919\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43920\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43921\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guud ahaan degmooyinka dalka Jabuuti waxaa ka socda\u00a0 ololaha doorashooyinka Baarlamaanka dalkaasi, waxaana ku tartamaya xisbiyada isku tagay aqlabiyadda madaxtooyada UMP iyo xisbiyada EDG PDD iyadoo \u00a0ay ku tartamayaan ilaa 65 xildhibaan oo kasoo bixi doonta dhamaan dalka Jabuuti oo dhan. 65-ka xildhibaan ee loo tartamayo 35-xildhiban oo ka mid ah waxa ay kasoo bixi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44066,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44065"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44068,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44065\/revisions\/44068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}