{"id":44053,"date":"2018-02-11T06:36:56","date_gmt":"2018-02-11T03:36:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44053"},"modified":"2018-02-11T06:37:35","modified_gmt":"2018-02-11T03:37:35","slug":"gudoomiyaha-gobolka-banaadir-ahna-duqa-muqdisho-oo-gudi-u-saarey-arrimaha-dadka-bara-kacayaasha-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/gudoomiyaha-gobolka-banaadir-ahna-duqa-muqdisho-oo-gudi-u-saarey-arrimaha-dadka-bara-kacayaasha-ah\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo Gudi u saarey Arrimaha Dadka Bara kacayaasha ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ing-yariisaw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ing-yariisaw.jpg\" alt=\"\" width=\"828\" height=\"677\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ing-yariisaw.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ing-yariisaw-300x245.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ing-yariisaw-220x180.jpg 220w\" sizes=\"auto, (max-width: 828px) 100vw, 828px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa guddi baaritaan u saaray kiiska dad barakacayaal ah oo dhammaadkii sanadkii tagey xoog looga saaray dhul ay deganaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Gobolka ayaa faray guddiga uu magacaabay in baaritaan deg deg ah oo hufnaan iyo daah furnaanba leh ay ku sameeyaan habkii looga saaray dhul ku yaalla deegaanka KM 13 dadkii barakacayaasha ahaa ee daganaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye Yarisow waxa uu sheegay in magacaabista guddigan ay salka ku hesyo cabashooyin is-daba joog ah oo ay gobolka u soo gudbiyeen dadkii barakacayaasha ahaa, iyagoona tilmaamay in lagula-kacay xad-gudub iyo gabood fal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa xaqiijiyey sida ay uga go\u2019antahay maamulkiisa wax ka qabashada xad gudubyada ka dhanka ah dadka nugul, iyadoona xoogga la saari doono sidii kor loogu qaadi lahaa ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo sharciga.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMa qaadan karno in dhagaha aan ka fureysanno tabashooyinka ay qabaan dadka barakacyaasha ah. Maamul ahaan waxaa naga go\u2019an in aan dhidibada u taagno hannaan ku saleysan ilaalinta sharciga iyo xuquuqda muwaadinka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Si taas loo gaarana waa in aan tixgelinnaa dhammaan tabashooyinka ay qabaan bulshada ku dhaqan Gobolka.\u201d ayuu yiri guddoomiye Yarisoow.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga loo xil-saaray arrinkan ayaa ka kooban shan xubnood waxaana hoggaamineysa Guddoomiye ku-xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee gobolka Marwo Basma Caamir Axmed, iyadoona xubnaha kale ay kala yihiin, Maxamed Ismaaciil Cabdullaahi, Zakiya Axmed Xuseen, Mahad Xuseen Axmed iyo Drs Hodan C\/llaahi Cali oo ka kala tirsan hay\u2019adaha xuquuqul Insaanka, Maamulka Gobolka iyo bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43919\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43920\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43921\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa guddi baaritaan u saaray kiiska dad barakacayaal ah oo dhammaadkii sanadkii tagey xoog looga saaray dhul ay deganaayeen. Guddoomiyaha Gobolka ayaa faray guddiga uu magacaabay in baaritaan deg deg ah oo hufnaan iyo daah furnaanba leh ay ku sameeyaan habkii looga saaray dhul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44054,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44053"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44056,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44053\/revisions\/44056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}