{"id":44049,"date":"2018-02-11T05:51:30","date_gmt":"2018-02-11T02:51:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44049"},"modified":"2018-02-11T06:13:29","modified_gmt":"2018-02-11T03:13:29","slug":"dalka-israaiil-diyaarad-uu-leeyahey-oo-dalka-syria-lagu-soo-ridey-iyadoo-ku-sugan-hawada-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/dalka-israaiil-diyaarad-uu-leeyahey-oo-dalka-syria-lagu-soo-ridey-iyadoo-ku-sugan-hawada-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Dalka Israa&#8217;iil Diyaarad uu Leeyahey oo Dalka SYRIA Lagu soo Ridey iyadoo ku Sugan Hawada Dalkaasi."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/diyaarad-israaiil.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/diyaarad-israaiil.jpg\" alt=\"\" width=\"1057\" height=\"594\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/diyaarad-israaiil.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/diyaarad-israaiil-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1057px) 100vw, 1057px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaarad nooca dagaalka oo ay leedahay Israa&#8217;iil ayaa maanta lagu soo riday Suuriya, kaddib markii lagu dhuftay gantaal kuwa lidka diyaaradaha ah oo ay ku soo rideen Milateriga Suuriya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Israa&#8217;iil ayaa sheegay in diyaarad dagaal nooceedu yahay F-16 oo howl gal ka waday Bartilmaameedyo ay Iiraan ku leeyihiin gudaha Suuriya la soo riday, iyadoo labadii duuliye ee diyaarada saarnaa ay baarashuut kaga boodeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tallaabadan ayaa ka dambeysay markii diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn oo ay leedahay Iiraan ay ku soo xadgudubtay hawada Israel, iyadoo markii dambe la hor-joogsaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaaradaha dagaalka Israel ayaa ka jawaabayay tallaabada diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee ay soo direen Iiraan, waxaana kaddib weeraro ka fuliyeen gudaha Suuriya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Telefishinka dowladda Suuriya ayaa xaqiijiyay in militarga dalkaas ay soo rideen diyaarad dagaal ay leeyihiin Israel oo ku soo xadgudubtay gudaha dalkaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii u horeysay ee Israel looga soo rido diyaarad dagaal, tan iyo markii uu bilowday dagaalka ka socda Suuriya oo haatan 7 sano jirsaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43919\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43920\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43921\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad nooca dagaalka oo ay leedahay Israa&#8217;iil ayaa maanta lagu soo riday Suuriya, kaddib markii lagu dhuftay gantaal kuwa lidka diyaaradaha ah oo ay ku soo rideen Milateriga Suuriya. Saraakiisha Israa&#8217;iil ayaa sheegay in diyaarad dagaal nooceedu yahay F-16 oo howl gal ka waday Bartilmaameedyo ay Iiraan ku leeyihiin gudaha Suuriya la soo riday, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44049"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44052,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44049\/revisions\/44052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}