{"id":44041,"date":"2018-02-10T22:23:14","date_gmt":"2018-02-10T19:23:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44041"},"modified":"2018-02-10T22:30:40","modified_gmt":"2018-02-10T19:30:40","slug":"wabiga-shabeele-ee-ay-biyihiisa-ku-tiirsan-yihiin-dadka-dega-labada-shabeelle-oo-ka-cabanaya-biyo-yaraan-soo-food-saartey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/wabiga-shabeele-ee-ay-biyihiisa-ku-tiirsan-yihiin-dadka-dega-labada-shabeelle-oo-ka-cabanaya-biyo-yaraan-soo-food-saartey\/","title":{"rendered":"Wabiga Shabeele ee ay Biyihiisa ku Tiirsan yihiin Dadka Dega Labada Shabeelle oo ka Cabanaya Biyo Yaraan Soo Food Saartey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/wabi-shabeele.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/wabi-shabeele.jpg\" alt=\"\" width=\"839\" height=\"471\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/wabi-shabeele.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/wabi-shabeele-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 839px) 100vw, 839px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wabiga Shabeelle oo ah Ilo biyood ay ku tiirsan yihiin Maalyiin ruux oo ku dhaqan gobollada Hiiraan iyo labada Shabeelle ayaa hadda waxaa soo food saartay biyo la\u2019aan xoog leh kaddib markii uu gabi ahaanba guray Wabiga oo meelaha qaarna isku badal garoon ay kubadda ku dhax cayaaraan caruurta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saameyntii ugu xoogeyd ee ka dhalatay biyo la\u2019aanta Wabiga ayaa soo food saartay Kumannaan qoysas ah oo ku dhaqan hareeraha Wabiga magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan sida ay warbaahinta u sheegeen mas\u2019uuliyiinta maamulka heer degmo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Biyaha hadda laga isticmaalo magaalada iyo heeraheeda ayaa gadiidka Booyadaha waxaa ay ka soo daabulaan deegaanka Ceelgaal Waqooyi uga beegan magaalada Beledweyne, waxaana fuustadii biyaha la kala siisanayaa gudaha magaalada 60 Kun oo shil Soomali ah oo u dhingata $ 2.5 dollar<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga sababta ugu weyn ee \u00a0sidan uu ugu biyo yareeynayo Wabiga, balse waxaa jiri tuhun la qabo oo ah in ay jiraan biyo xireeno laga sameeyay deegaannada dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo qulqulkii biyaha ka weeceyay dhulka uu ka maro gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43919\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43920\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43921\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wabiga Shabeelle oo ah Ilo biyood ay ku tiirsan yihiin Maalyiin ruux oo ku dhaqan gobollada Hiiraan iyo labada Shabeelle ayaa hadda waxaa soo food saartay biyo la\u2019aan xoog leh kaddib markii uu gabi ahaanba guray Wabiga oo meelaha qaarna isku badal garoon ay kubadda ku dhax cayaaraan caruurta. Saameyntii ugu xoogeyd ee ka dhalatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44041"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44044,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44041\/revisions\/44044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44042"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}