{"id":44013,"date":"2018-02-09T17:50:20","date_gmt":"2018-02-09T14:50:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44013"},"modified":"2018-02-09T17:52:49","modified_gmt":"2018-02-09T14:52:49","slug":"isticmaalka-hubka-iyo-toogashada-oo-dagaal-yahanada-al-shabaab-u-tababareen-rag-odayaal-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/isticmaalka-hubka-iyo-toogashada-oo-dagaal-yahanada-al-shabaab-u-tababareen-rag-odayaal-ah\/","title":{"rendered":"Isticmaalka Hubka iyo Toogashada oo Dagaal yahanada Al-shabaab u Tababareen Rag Odayaal ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/alshabaab-tababar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/alshabaab-tababar.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"687\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/alshabaab-tababar.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/alshabaab-tababar-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xarrakada Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe waxaa ay ku soo bandhigeen tiro Odayaal ah oo ay u tababareen dagaalka iyo habka wax loo toogto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Odayaashan ayaa lagu soo bandhigay fagaaraha Macalin Aadan ee Magaalada Jilib, waxaana ay ku tartamayaan Toogashada ama Shiishka iyaga oo wata qoriga AK-47.<\/p>\n<p align=\"justify\">Odayaashan oo da\u2019dooda ay kala duwan tahay ayaa waxaa ay muddo tababar ku qaadanayeen magaalada Jilib, waxaana loo tababarayay toogashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sawirro Al-shabaab ay oo dhiggeen Bogagga Internet-ka ayaa muujinayay Odayaal badan oo tartanka toogashada ka qayb qaadanaya, kuwaasi oo da\u2019dooda ay kala duwan tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa horay u tababaray, dhalinyaro, caruur iyo haween, haddana waxaana uu tababarkani noqonayaa kii ugu horeeyay oo ay odayaashu ka qeybqaataan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalooyinka Al-shabaab ay ka maamulaan gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku yaalla xeryo kala duwan oo Al-shabaab ay ku tababaraan dad afkaartooda raacsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2o11@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43919\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43920\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43921\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarrakada Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe waxaa ay ku soo bandhigeen tiro Odayaal ah oo ay u tababareen dagaalka iyo habka wax loo toogto. Odayaashan ayaa lagu soo bandhigay fagaaraha Macalin Aadan ee Magaalada Jilib, waxaana ay ku tartamayaan Toogashada ama Shiishka iyaga oo wata qoriga AK-47. Odayaashan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44013","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44013"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44016,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44013\/revisions\/44016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}