{"id":44001,"date":"2018-02-09T17:06:08","date_gmt":"2018-02-09T14:06:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44001"},"modified":"2018-02-09T17:10:39","modified_gmt":"2018-02-09T14:10:39","slug":"duqeymaha-mareykanka-iyo-ciidamada-uu-tababarey-imaaraadka-oo-dawladda-soomaaliya-ka-hadashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/duqeymaha-mareykanka-iyo-ciidamada-uu-tababarey-imaaraadka-oo-dawladda-soomaaliya-ka-hadashey\/","title":{"rendered":"Duqeymaha Mareykanka iyo Ciidamada uu Tababarey Imaaraadka oo Dawladda Soomaaliya ka Hadashey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tababar-ciidamada-imaaraadka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tababar-ciidamada-imaaraadka.jpg\" alt=\"\" width=\"861\" height=\"402\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tababar-ciidamada-imaaraadka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tababar-ciidamada-imaaraadka-300x140.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tababar-ciidamada-imaaraadka-340x160.jpg 340w\" sizes=\"auto, (max-width: 861px) 100vw, 861px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay ciidamada uu Imaaraadku tababaray ee ku sugan xero ku taala magaalada Muqdisho, isaga oo sheegay in ciidamadaasi yihiin kuwo mishaaraadkoodu bixiyaan Imaaraadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa inta a ku daray in ciidamadaasi ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, dhawaanna loo isticmaali doono howlgalada ka dhanka ah Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda ayaa lagu eedeynayaa in aysan ka warqabin ciidamadan oo dadka dhaliila dowladda tilmaamaayaan in ay yihiin kuwo si gaar ah Imaaraadku ugu fushadaan danahooda gaarka ah, waxaana lagu eedeynayaa in ay ka danbeeyeen weerarkii ugu danbeeyay ee lagu qaaday Guriga Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday duqeymaha Diyaaradaha Mareykanka ay marwalba ka fuliyeen Gobolada dalka soomaaliya gaar ahaan deegaanada ay maamulaan Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa sheegay in duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya lasii ballaarin doono maadaama Al-Shabaab aan looga adkaan Karin in dhulka kaliya lagala dagaalamo ayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxa auu sheegay in Saraakiisha Mareyknka uu kala hadlay in ay bartilmaamedsadan kaliya Goobaha ay ku sugan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab si asyan waxyeelo u soo gaarin dadka Shacabka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43919\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43920\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43921\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay ciidamada uu Imaaraadku tababaray ee ku sugan xero ku taala magaalada Muqdisho, isaga oo sheegay in ciidamadaasi yihiin kuwo mishaaraadkoodu bixiyaan Imaaraadka. Madaxweynaha ayaa inta a ku daray in ciidamadaasi ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, dhawaanna loo isticmaali doono howlgalada ka dhanka ah Ururka Al-shabaab. Dowladda ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44002,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44001"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44004,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44001\/revisions\/44004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}