{"id":43958,"date":"2018-02-06T20:08:06","date_gmt":"2018-02-06T17:08:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43958"},"modified":"2018-02-06T20:11:17","modified_gmt":"2018-02-06T17:11:17","slug":"dalka-kenya-dhaliyaro-u-dhalatey-oo-la-sheegayo-in-ay-dagaal-yahanada-al-shabaab-ku-biireen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/dalka-kenya-dhaliyaro-u-dhalatey-oo-la-sheegayo-in-ay-dagaal-yahanada-al-shabaab-ku-biireen\/","title":{"rendered":"Dalka Kenya Dhaliyaro u Dhalatey oo la Sheegayo in ay Dagaal yahanada Al-shabaab ku Biireen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/dhaliyaro-kenyaan.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43960\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/dhaliyaro-kenyaan.jpeg\" alt=\"\" width=\"816\" height=\"449\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/dhaliyaro-kenyaan.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/dhaliyaro-kenyaan-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 816px) 100vw, 816px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah dadka ku nool degaanka Marsabit ee dalka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in dhalinyaro badan oo kunoolaa degaankaasi ay ku biireen Al-Shabaab todobaadyadii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa ay sheegeen in qaar ka mid ah culimadda degaanka ay ka qeyb qaateen in dhalinyaraddaasi ay ku biiraan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waaliddiinta carruurtooda ay ku biireen Al-shabaab ayaa warbaahinta u sheegay\u00a0 todobaad kasta dhamaadkiisa ay Shan ka mid ah culimada degaanka qabtaan muxaadarooyin carruurta lagu jecleysiiyo aragtida xagjirnimada islamarkaana loogu biiriyo Al-shabaab,iyaga oo ka codsaday in dowladda wax badan ka qabato arrintan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Todobaadyadii ugu dambeeyay ayeey tilmaameen qaar ka mid ah dhalinyaradda degaanka ay ku biireen Al-shabaab, iyadoo ay arkaayaan Waalidiintii dhalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-Shabaab ayaa inta badan Weeraro qorsheysan ka geysta degaanada ku yaalla gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya iyo sidoo kale Magaalo xeebeedyadda dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa\u00a0 sidoo kale jira dhalinyaro badan oo ku biiray Al-shabaab kuwaasoo weerara Gudaha dalka kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43919\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43920\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43921\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah dadka ku nool degaanka Marsabit ee dalka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in dhalinyaro badan oo kunoolaa degaankaasi ay ku biireen Al-Shabaab todobaadyadii lasoo dhaafay. Waxa ay sheegeen in qaar ka mid ah culimadda degaanka ay ka qeyb qaateen in dhalinyaraddaasi ay ku biiraan Al-shabaab. Waaliddiinta carruurtooda ay ku biireen Al-shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43960,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43958","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43958","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43958"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43958\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43962,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43958\/revisions\/43962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43958"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43958"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43958"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}