{"id":43942,"date":"2018-02-06T17:44:55","date_gmt":"2018-02-06T14:44:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43942"},"modified":"2018-02-06T17:45:34","modified_gmt":"2018-02-06T14:45:34","slug":"inta-badan-jidadka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-shirka-amniga-qaranka-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/inta-badan-jidadka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-shirka-amniga-qaranka-awgeed\/","title":{"rendered":"Inta Badan Jidadka Magaalada Muqdisho oo Maanta Xiran Shirka Amniga Qaranka Awgeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jidadka-muqdisho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43943\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jidadka-muqdisho.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"547\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jidadka-muqdisho.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jidadka-muqdisho-300x174.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Inta badna waxaa saakay xiran jidadka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho oo lagu arkayo ciidamo hubeysan oo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inta badan Isgoysyada Wadada Maka Al-Mukarama ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka aan loo ogoleyn, sidoo kale wadada Wadnaha ayaa loo ogoleyn in ay gaadiidka uga soo gudbaan dhinaca Wadada Maka Al-Mukarama, waxaana loo ogolaa dadweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa\u00a0 gabi ahaanba xiran oo aan loo ogoleyn in ay gaadiidku isticmaalaan laga bilaabo Isgoyska Tarabuunka ilaa laga gaarayo Isgoyska Black Sea ee degmada Hodan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada ku sugan Koontaroolada labada Isgoys ah ayaa gaadiidka iyo Mootooyinka Bajaajta u diidaya inay maraan wadada, waxayna u sheegayaan in wadada ay tahay mid xiran.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa lugeynaaya Wadooyinka dhexdooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Ammaanka ayaa xataa diidaya in dadka Shacabka ay maraan Isgoyska Tarabuunka ee Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda lama ogga sababta loo xiray wadadaasi oo ah mid muhiim u ah isku socodka gaadiidka Muqdisho, laakiin waxaa loo maleynayaa in arintan xiriir la leedahay shirka hogaamiyayaasha Soomaaliya maanta uga furmaya magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43919\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43920\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43921\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta badna waxaa saakay xiran jidadka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho oo lagu arkayo ciidamo hubeysan oo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya. Inta badan Isgoysyada Wadada Maka Al-Mukarama ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka aan loo ogoleyn, sidoo kale wadada Wadnaha ayaa loo ogoleyn in ay gaadiidka uga soo gudbaan dhinaca Wadada Maka Al-Mukarama, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43943,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43942","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43942","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43942"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43945,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43942\/revisions\/43945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}